Somali News »
Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Dagaal Ka Dhacay
Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Bay ayaa ku soo waramaya in halkaasi maanta uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Ithopia iyo Xarakada Al Shabaab. Dagaalka ayaa
Read More »Dowladda Soomaaliya Oo Lagu Wado Dalka Oo Dhan Iney Samayso Isbedelo Hogaanka Siyaasada
Todobaadyo is bedelo oo ay sameynayaan qaar ka mid ah hey’adaha dowladda, iyadoo is bedeladaan ay qeybta ugu weyn ay sameyn doonta hey’adaha amaanka dowladda. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib
Read More »Muxiyidiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Dalka Oo Sheegay In Turkiga Ay Muqdisho Ka Dhisayaan Garoon Duyuuradeed Oo Cusub Caalamina Ah[Sawiro]
Garoonkan oo laga dhisi doono dhulka banaan oo ku yaala inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe waxaa si rasmi ah loo dhagax dhigi doonaa bisha soo socota Maarso,
Read More »Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Saminaar Si Rasmi Ah U Furay Looga Hadlay Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta furay siminaar looga doodayo xeerka isgaarsiinta iyo warbaahinta oo ay diyaarisay wasaaradda warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka. Siminaarka oo soconaya muddo labo cishe
Read More »Bosaaso Oo Ay Is Rasaaseyn Ku Dhexmartay Booliiska IYo Kooxo Burcad AH
Rasaas xoogleh oo socotay muddo ayaa xalay magaalada Bosaaso ku dhexmaray kooxo hubeysan oo burcad ah iyo Ciidamada Booliiska. Kooxda Burcada ah ayaa isla xalay magaalada gudaheeda ku dhacay gaari uu leeyahay nin
Read More »Tartanka Dagmooyinka Kaalimaha Hore Ee Nadaafadda Ay Uga Jiraan Waaberi & Deyniile
Maamullada degmooyinka Waaberi iyo Deyniile oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa sheegay iney degmooyinkooda ugu horeeyaan tartanka dhanka nadaafadda ah ee ay ka soconaya gobolka. Gudoomiyaha maamulka degmada Waaberi Mudane Axmed Meyre
Read More »Dibadbax kadhan ah xukuumadda madaxwayne Faroole oo kadhacay Bosaso[Sawiro]
Waxaa saakay ka dhacay magaalada Bosaaso mudaaharaad balaaran oo ay ka qayb galeen dad aad u badan oo isugu jira rag iyo dumar, dibadbaxa ayaa lagu diidanaa xukuumadda madaxwayne Faroole. Dibadbaxayaasha ayaa si
Read More »Magaalada Kismaayo Qarax Ka Dhacay Oo Ay Dad ku Dhinteen
Labo qof ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in gaari ay saarnaayeen ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee
Read More »Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Gudoon cusub yeeshey kadib doorasho ka dhacdey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”
Xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayay Gudoon cusub oo uu yeesho Golaha Salaadiinta, dib u Heshiisiinta iyo Wacyigelinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin odayaasha dhaqanka Soomaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Hotel City Palace
Read More »Madaxweynaha iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Qaahira
Magaalada Qaahira ee dalka Masar Ururka dalalka islaamka ee OIC, shirkan waxaa ka soo qaybgalay 57 dal, waxaana ka soo qaybgalay 26 Madaxweyne oo ay ku jiraan Turkiga iyo Iran. Madaxda ka qaybgalaysa
Read More »