Somali News »
Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Kormeer U Tagay Xeryaha Ciidanka Soomaaliyeed
R/wasaaraha Xukuumaadda Soomaaliya oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wasiiradiisa ayaa maanta Kormeeray qaar ka mid ah xeryaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” R/wasaaraha
Read More »Degaanka Buulo-Gaduud Oo La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom
Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay maanta qabsadeen deegaanka Buulo-Gaduud oo 30 km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka. Deegaanka Buulo-gaduud ayaa horey waxaa gacanta
Read More »Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho[Sawiro]
Qarax Goor dhow kadhacay Goob Maqayad oo kutaalo Xeebta dheer Liido ee Degmada Cabbdi Casiis ee Gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa kadhacay Banaanka hore ee maqaayad kutaalo xeebta dheere ee liido waxaan lasheegay in
Read More »Kulan Golaha Amaanka QM Ay Kaga Hadleyn Xaalada Soomaaliya
Xubnaha golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay isku yimaadeen oo ka dhacay xaruntooda, Xubnaha golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay isku yimaadeen oo ka dhacay xaruntooda New York ee
Read More »Dowlada Norwey Wasiir Ka Mid Ah Oo Lakulmay Soomaalida Oslo Ku Nool
Wasiirka horumarinta iyo xiriirka caalamiga ah ee dalka Norway Heikki Eidsvoll Holmås ayaa caawa magaalada Trondheim ee dalkaas kula shiray qaar ka tirsan xubnaha jaaliyadda Soomaalida. Ku dhowaad 200 oo qof oo Soomaali
Read More »Jowhar Oo Maalinta Labaad Ka Socda Tallaalka Dabaysha
Ololaha tallaalka ee ka hortagga cudurka dabaysha ayaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Ololaha oo ay maalgelinayso Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka soconaya afarta xaafadood oo ay ka
Read More »Pro. Jawaari Oo Addis Ababa Kula Kulmay Madaxda Baarlamaanka Itoobiya
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane prof.Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimadda itoobiya ee Adis-Ababa. Gudoomiyaha Golaha Shacbiga Federaalka Itoobiya Abdula Gemeda
Read More »Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Oo Goor Dhow Qarax Ka Dhacay
Qarax saacad kahor kadhacay Magaalada muqdsiho gaar ahaan Suuqa weyn ee bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo ahaa nuuca gacanta laga tuuro waxaan la sheegay in qof aan heybtiisa lagaraneyn ay ku tuuray
Read More »Degmada Janaale Oo La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom
Gobolka Sh/Hoose ee Degmada Janaale ayaa la wareegay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga u saaran yihiin degmadaasi. Arintaan ayaa waxay ka danbaysay kadib markii ay isaga baxeen halkaasi dagaalyahanada Xarakada Alshabaab.
Read More »Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeesay U Safray Itoobiya
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Guddoomiye Jawaari oo ay safarkiisa ku wehliyaan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka
Read More »