Qarax saacad kahor kadhacay Magaalada muqdsiho gaar ahaan Suuqa weyn ee bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxaan oo ahaa nuuca gacanta laga tuuro waxaan la sheegay in qof aan heybtiisa lagaraneyn ay ku tuuray Qeybta Qandalka Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Inta la xaqiijiyay ilaa 12-Qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Weerarka bambaano kuwaa oo loola cararay Goobaha caafimaadka waxaa sidoo kale Qaraxan uu isna Waxyeelo gaarsiiyay Dameero kusugnaa halka qaraxa lagu weeraray.
Sido kale Askar katirsan Ciidanka Dowlada oo waxyeelo kasoo gaartay qaraxaasi ,waxaan durba halkaasi howl galo ka sameeyay ciidamno katirsan Dowlada lamana shaacin ilaa hada in ee dad usoo qabteen Qaraxaasi.
Ugu danbeyntii Qaraxyadaan ayaa dhibaato xoogan kasoo gaartaa shacabk magaalada muqdsho wallow dhinacyada sheegtaan guulo lataaban karo oo dhinac waliba kasoo gaaray.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.