Somali News »

Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo xarakada Alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose,   Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.

Read More »
Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka  Soomaaliya

Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka Soomaaliya

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku ammaanay dowladda Iran kaalmooyinka bini’aadannimo ee ay u fidisay Somaaliya.   Afhayeenka AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumad oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee dalka Iran ee FRAS

Read More »
Waa Sidee Xaaladda Gegmada Mahadaay & Buurane!

Waa Sidee Xaaladda Gegmada Mahadaay & Buurane!

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Waxaa maanta xaalad deganaanshaho ah laga dareemaya Degmada Mahadaay iyo Buurane ee gobolka Shabeelada Dhexe oo maalintii shalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo AMISOM ka saareen al-Shabaab.   Goobaha ciidamada dowladdu la wareegeen waxaa

Read More »
Maryam Qaasim Wasiirka Wasaaradda Oo Sheegtay In Wax La Barayo Hal Milyan Oo Soomaali ah

Maryam Qaasim Wasiirka Wasaaradda Oo Sheegtay In Wax La Barayo Hal Milyan Oo Soomaali ah

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Wasaaradda horumarinta adeegga bulshada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qorshe wax lagu barayo hal milyan oo arday oo Soomaali ah oo ku kala nool gobollada dalka.   Qorshaha oo ay

Read More »
Jowhar & Wadada Isku Xirta Muqdisho Oo Ay Amaankeeda Balan Qaadeen Saraakiisha Boolisa

Jowhar & Wadada Isku Xirta Muqdisho Oo Ay Amaankeeda Balan Qaadeen Saraakiisha Boolisa

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Iyadoo shalay qaar kamid ah gaadiidleeyda ka dhexshaqeysa inta udhaxeysa Jowhar iyo sidoo kale Magaalada Muqdisho ay ka cabanayeen dhac loogu geesto halkaasi ayaa sarakiisha ciidamada Dowladda waxa ay ka hadleen arintaasi.   Khaliif

Read More »
Kulan lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo  ka dhacay  Muqdisho

Kulan lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo ka dhacay Muqdisho

jiinka February 18, 2013 Comments Off

Kulan ay ka soo qaybgaleen Odoyaasha dhaqanka, Salaadiinta, Boqorada, Culimaudiinka, Siyaasiyiinta iyo  Aqoonyahanada oo lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Mubaarak ee magaaladda Muqdishu.   Xubnihii ka qayb gale Kulankaas ayaa

Read More »
Ururka NUSOJ oo maanta kulan wada tashi ah  suxufiyiin Soomaaliyeed ugu  qabatay magaalada Muqdisho

Ururka NUSOJ oo maanta kulan wada tashi ah suxufiyiin Soomaaliyeed ugu qabatay magaalada Muqdisho

jiinka February 18, 2013 Comments Off

Kulan looga hadlayay Horumarka iyo Xeerka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qayb galeen ku dhawaad Boqol Saxafi oo ka  kala Howl gala Warbaahinta dalka qaybaheeda Gaar

Read More »
Maraakiib Dagaal Oo Xeebaha Soomaaliya Ku Soo Wajahan

Maraakiib Dagaal Oo Xeebaha Soomaaliya Ku Soo Wajahan

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Sida ay baahiyeen jaraidyada kasoo baxa wadanka Shiinaha ayaa lagu sheegay in maraakiib dagaal oo laga leeyahay wadankaasi ay u soo socdaalen dhanka xeebaha wadanka Soomaaliya   kuwaasi oo howlgalka NATO ee la dagaalanka

Read More »
Ururka Saxafiyiinta  {NUSOJ} Kulankii Ra’iisul Wasaaraha Uu La Qaatay Warbaahinta

Ururka Saxafiyiinta {NUSOJ} Kulankii Ra’iisul Wasaaraha Uu La Qaatay Warbaahinta

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruuq Cismaan oo Maanta Lahadlay saxaafada ayaa waxa uu ka hadlay Qaabka Wada shaqayn u Dhexmari lahayd Warbaahinta iyo Dowladda.   Cumar Faaruuq ayaa waxa uu

Read More »
Dagaal Cadale Ka Dhacay Ee Gobolka Sh.Dhexe

Dagaal Cadale Ka Dhacay Ee Gobolka Sh.Dhexe

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu dagaal ka dhacay tuulada Xagareey oo ka tirsan degmada Cadale. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa saxaafada u sheegay inuu dagaalka

Read More »