Somali News »

Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Oo Kismaayo Si Rasmi Ah Uga Furmay

Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Oo Kismaayo Si Rasmi Ah Uga Furmay

jiinka February 28, 2013 Comments Off

Xarunta Gobalka Jubadda hoose ee Magaalada Kismaayo waxaa ka furmay shirka maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo oo maalmahan qaban qaabadiisa ay socotay.   Boqolaal ergo ah ayaa shirka furitaankiisa fadhiyey kuwaas oo ka

Read More »
Amisom & Kuwa Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Degmada Buur-Hakabo Ee G. Baay

Amisom & Kuwa Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Degmada Buur-Hakabo Ee G. Baay

jiinka February 27, 2013 Comments Off

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo si aad ah u qalabeysan waxa ay la Wareegeen gacan kuheynta degmada Buurhakaba ee gobolka Baay taasoo ay ciidamadu kaabiga u Saarnaayeen.   Buur hakaba

Read More »
Howlaha Guud Howl-Wadeennada Wasaaradda Oo Loo Qaybiyey Raashiin Dhiiragelin Ah

Howlaha Guud Howl-Wadeennada Wasaaradda Oo Loo Qaybiyey Raashiin Dhiiragelin Ah

jiinka February 27, 2013 Comments Off

Maamulka wasaaradda howlaha guud iyo Dakadaha Soomaaliya ayaa maanta Raashin dhiirra galin ah u qeybiyay howlwadeenada wasaaradaasi iyadoo howlwadeennada wasaaradduna ay maamulkooda ku amaaneen sida uu ugu heelanyahay Daryeelka shaqaalaha.   Deeqdan oo ah

Read More »
Midowga Yurub Oo Si Wada Jir Ah Madaxweynaha Soomaaliya Ugu Gudbiyey Waraaqahooda Aqoonsiga

Midowga Yurub Oo Si Wada Jir Ah Madaxweynaha Soomaaliya Ugu Gudbiyey Waraaqahooda Aqoonsiga

jiinka February 26, 2013 Comments Off

Safiirka Germany, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Spain Javier Herrera Garcia Canturi,   Safiirka Belgium Bart Ouvry iyo Safiirka Finland Sofie From-Emmesberger ayaa si wadajir ah maanta ugu gudbiyay warqadahooda aqoonsiga

Read More »
Wufuud Ka Socday Dowladda Britain Oo Maanta Madaxweynaha Putland Lakulmay

Wufuud Ka Socday Dowladda Britain Oo Maanta Madaxweynaha Putland Lakulmay

jiinka February 26, 2013 Comments Off

Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Wafdi balaaran oo horkacayay Safiirka Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya Mr Matt Baugh, waxaana ay halkaasi kulamo kula qaaten Madaxda ugu saraysa Maamulka Puntland.  

Read More »
Degmada Jowhar Howlgalo Amaanka Ah Lagu Sameeyay Maanta

Degmada Jowhar Howlgalo Amaanka Ah Lagu Sameeyay Maanta

jiinka February 26, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada ayaa howlgal ay sameeyeen degmada Jowhar waxa ay kusoo heleen Keyd rasaas, Miinooyin iyo walxaha kale qarxa ah.   Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed ayaa sheegay in gudaha

Read More »
Degmada Leego Ee Gobolka Sh. Hoose Oo Maanta La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

Degmada Leego Ee Gobolka Sh. Hoose Oo Maanta La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

jiinka February 25, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.   kuwa AMISOM iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya oo is

Read More »
Magaalada Kismaayo Oo Gaaray Wufuudyo Ka Socday Dowlada Soomaaliya

Magaalada Kismaayo Oo Gaaray Wufuudyo Ka Socday Dowlada Soomaaliya

jiinka February 25, 2013 Comments Off

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada kismaanyo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyagoo halkaasi wadatashiyo kula qaadanaya Masuuliyiinta Maamulka iyo saraakiisha ciidamada ee Goballada Jubooyinka.   Wafdiga wasiirka arimaha gudaha uu

Read More »
Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Safarkii Uu Ku Joogay Khartuum Ayuu Xalay La-kulmay Arday Soomaaliyeed Isaga Oo Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Safarkii Uu Ku Joogay Khartuum Ayuu Xalay La-kulmay Arday Soomaaliyeed Isaga Oo Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

jiinka February 24, 2013 Comments Off

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska dalka Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo Maalmahan Socod Shaqo ku joogay Dalka Sudan gaar ahaan Magaalada Khartoum ayaa Habeenimadii Xalay Ahayd la kulmay Qaar ka mid ah

Read More »
Gudomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtey

Gudomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtey

jiinka February 24, 2013 Comments Off

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Muqdisho kaddib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay dalka Ethiopia.   Prof Jawaari oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha ee

Read More »