Somali News »
Wafdigii Hay,adaha UNka oo Iskugu jira OCHA,UNICEF& Qeybta Nabadgalyadda oo maalintii labaad Jowahar booqanaya.
Wafdigii ka socday Hay,adaha Qaramadda Midoobay oo maalintii shalay Safar dhinca Dhulka ah ku gaaray Magaladda jowhar ee Gobolkaasi shabeelaha Dhexe ayaa weli kusgan Degmadda Jowhar. Wafdigaan oo shalay ka ambabaxay magalaadda Muqdiho,ayaa halkaasi
Read More »Ra’isal Wasaare Saacid iyo Wafdigiisa oo Muqdisho dib ugu soo Laabtay
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo Maalmihii dambe safar ku joogay Gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa Gelinkii dambe ee Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Ra’isal
Read More »Dood cilmiyeed lagu falanqeynayay dib u dhiska dalka oo ka furmay xarunta Wasaaradda howlaha guud, gaadiidka, badda iyo tamarta
Dood cilmiyeed xog ururin ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Howlaha guud & Dib u dhiska, Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo Tamarta ayna ka qeyb galeen Wasiirka Howlaha guud Muxudiin Maxamed Kaalmooy, Wasiirka Kheyraadka C/risaaq
Read More »BANAANBAX LOOGA SOO HOR JEEDAY GUDOOMIYAHA CUSUB EE GOBOLKA BAY OO KA DHACAY BAYDHABO
Banaanbax balaaran oo looga soo hor jeeday gudoomiyaha cusub ee gobolka Bay ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Banaanbaxayaasha oo socod dheer ku maray qaar kamid wadooyinka magaalada
Read More »Dr. Jamaal Barrow Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo la dardaarmay 20 Diblomaasi oo Soomaali oo tababar u jooga South Africa
Dr. Jamaal Barrow Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo la dardaarmay 20 Diblomaasi oo Soomaali oo tababar u jooga South Africa . Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Pretoria ee caasimadda
Read More »Wasiiro Baydhabo u aaday in ay xilka ka wareejiyaan Gudoomiye Cabdi Fataax Geesey.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan Gudoomiyihii hore Gobolka Baay C/fataax Geesey iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta
Read More »QARAMADA MIDOOBAY OO RAJO WANAAGSAN KA MUUJISAY QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaamay qaadista cuna qabateynta hubka ee Saaran Soomaaliya in ay la micno tahay in la ciribtiro sida ay sheegeen ururka Al-shabaab. Waxaana Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay
Read More »WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARAY
Kuxigeenka Xogahayaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan hawlgalada adeega dibadda Maciej Popowski iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayagoona kulamo la qaatay madaxda dowlada federaalka ee soomaaliya. Kuxigeenka
Read More »Faah faahin ka soo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi ku dhow Xeebta Liido
Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin oo duhurkii maanta lagu qaaday Maqaaxida Indian Ocean oo ku taala agagaarka Xeebta Liido, iyadoo qarax kale oo gaari ahaa uu ka dhacay banaan maqaaxida.
Read More »Kulan Maanta Ay Wada Yeeshen Goloha Wasiirada Sidii Loo Ansixinlahaa Canshuur Qaadasta
Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xafiiska R/wasaaraha ayaa waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay qaar ka mid ah wasiirada xukuumada fedaraalka kuwaas oo safari shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Read More »