Somali News »
Hub dekadda magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyo faahfaahino ka soo baxaya
Sida ay shabakada Jiinwabi.net u sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo dekedda weyn ee magalaada Muqdisho ayaa waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa laga dejiyay hubkii ugu horeeyay ee ay leedahay dowladda
Read More »WADAMADA G8-KA OO SHIR ARIMAHA SOOMAALIYA LOOGA HADLAYO UGA FURMAYA LONDON
Shirka oo maanta ka furmaya Magaalada London Waxaa ka qeyb galaya Mas’iiliyiin ka kala socota wadamada Mareynkanka, Russia, Japan, Canada, France, Germany iyo Italy,waana wadamada la isku yiraahdo G8-ka. Waxaa shirka oo qaadanaya Mudo
Read More »ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN AY KA GO’AN TAHAY XAQIIJINTA NABAD KA DHALATA SOOMAALIYA
Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Malaysia Xukuumadda Adis-Ababa ayaa shaaca ka qaaday in Marnaba dhankooda aysan ka gaabin doonin Xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo xariir wadaaga kale ee ka dhaxeeya wadanka dariska ay
Read More »Ciidamada dowladda oo saakay kaabiga u saaray degmada Qoryooley iyo Al-shabaab oo ka baxay
Wararka ay caasimadda Online ka helayso degmada Qoryooley iyo deegaanada kale ee ku dhowdhow ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay illaa xalay ay degmadaasi isaga baxeen ciidamadii Xarakada Al-shabaab ee horay
Read More »Margaret Thatcher oo ku geeriyootay London
Margaret Thatcher waxay ahayd Raiisul Wasaare intii u dhaxaysay 1979 ilaa 1990 Raiisul Wasaarihii hore ee dalkan Britain, Margaret Thatcher ayaa geeriyootay iyada oo 87 jir ah, kadib markii xididada maskaxda dhiigga ku shuba
Read More »Maalinta Caafimaadka Adduunka
Dhiiga oo laiska cabiro ayaa ah siyaabaha lagu ogaan karo cudurka Dhiig Karka. Magaalada Muqdisho maanta waxaa lagu xusay maalinta caafiimaadka adduunka, waxaa soo qaban qaabisay munsaasabadda wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada, waxaana ka hadlay
Read More »FATAAHAADII UU SAMEEYAY WABIGA SH/DHEXE OO SAAMEYN XOOG KU YEELATAY SHACAB
Xasan Maxamad Cali oo kamid ah dadka dagan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe kana mid ah dadka uu saameyay fatahaada uu sameeyay wabiga shabeele oo lahadlay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay
Read More »Xiisad culus oo ka taagan magaalada Kismaayo iyo ciidamo horleh oo halkaasi gaaray si ay….
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in in shalay galab ay magaaladaasi gaareen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka soo kicitimay degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo, ciidamadan ayaa
Read More »Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo sheegtay in dib u habeyn lagu sameynayo nidaamka loo maamulo miisaaniyadda dalka
Wasiirka maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa shir uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ku soo bandhigay qorshe ay wasaaraddu ku howlaneyd diyaarintiisa muddooyinkii aynu ka soo gudubnay, iyadoo
Read More »SHIRKII DIB U HABEYNTA GARSOORKA DALKA OO LASOO GABAGABEEYEY IYO WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY
Shirkii dib u habeynta Garsoorka dalka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada muqdisho oo mudo shan maalmood ah uu ka socday, Halkaan ka aqriso war murtiyeedkii laga soo saaray shirkaasi. Warmurtiyeedka Shirweynaha Qaran
Read More »