Somali News »

Shir la mid ah shirkii London oo dowladda Soomaaliya loogu qabanayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, loogana hadlayo arrimo ay ka mid yihiin…

Shir la mid ah shirkii London oo dowladda Soomaaliya loogu qabanayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, loogana hadlayo arrimo ay ka mid yihiin…

xeydar May 11, 2013 Comments Off

Xukuumadda Nairobi ayaa shaacisay in ay qorsheynayso marti galinta shir la mid ah kii lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska ee looga hadlayey dib u dhiska Soomaaliya iyo taageera siinta dowladda Federalka ah,

Read More »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in hay’ado ka badan 924 oo ajnabi ah ay dalka si sharci darro ah ku joogan

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in hay’ado ka badan 924 oo ajnabi ah ay dalka si sharci darro ah ku joogan

xeydar May 11, 2013 Comments Off

Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa khamiistii Muqdisho ku yeeshay kulankooda caadiga ahaa uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kaas oo looga hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Londan, Hay’ada Maareynta Masiibooyinka, Shaqalaha Ajaanibta

Read More »
DEG DEG:Dekedda iyo Bangiga Boosaaso oo lala wareegay & Xaaladda Magaalada oo kacsan

DEG DEG:Dekedda iyo Bangiga Boosaaso oo lala wareegay & Xaaladda Magaalada oo kacsan

xeydar May 8, 2013 Comments Off

Wararka laga helayo Caawa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo aad u hubeysan ay la wareegeen gacan ku haynta Dekedda iyo Bangiga Boosaaso,iyadoo xaaladuna ay tahay mid kacsan.

Read More »
ODAYAASHII SOO XULAY BAARLAMAANKA OO KA DIGAY IN LA CARQALADEEYO SARAAKIISHA CUSUB EE CIIDANKA

ODAYAASHII SOO XULAY BAARLAMAANKA OO KA DIGAY IN LA CARQALADEEYO SARAAKIISHA CUSUB EE CIIDANKA

xeydar May 8, 2013 Comments Off

Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar kamid ah odayaashii soo xulay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kaga digeen mooshin qaar kamid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ay ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh:- Soomaaliya waxay u Baahan tahay Qorshe la mid ah Marshall Plan si ay u soo kabato

Madaxweyne Xasan Sheekh:- Soomaaliya waxay u Baahan tahay Qorshe la mid ah Marshall Plan si ay u soo kabato

xeydar May 8, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan London ayaa u sheegay Wargeys ka soo baxa London oo lagu magacaabo Financial Times inay u baahantahay Soomaaliya qorshe la mid ah kii dib loogu habeeyay

Read More »
DAVID CAMERON OO KA HADLAY SHIRKA SOOMAALIDA EE KA FURMAYA MAGAALADA LONDON

DAVID CAMERON OO KA HADLAY SHIRKA SOOMAALIDA EE KA FURMAYA MAGAALADA LONDON

xeydar May 6, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron oo ka hadlayay Xaalada Soomaaliya iyo Caqabadaha ku hor gudban helitaanka Hanaanka Nabadeed ee Soomaaliya,ayaa shaaca ka qaaday in falalka Burcad badeeda iyo wax uu ugu yeeray Argagixiso

Read More »
Shir dib lagu soo nooleynayay ururkii RRA oo lagu qabtay deegaan ku yaala duleedka magaalada Baydhaba.

Shir dib lagu soo nooleynayay ururkii RRA oo lagu qabtay deegaan ku yaala duleedka magaalada Baydhaba.

xeydar May 6, 2013 Comments Off

Shir ay yeesheen saraakiishii hore ee dhaqdhaqaaqii ururkii RRA oo dib loogu soo nooleynayey jabhadda ayaa muddo todobaad ah ka socday duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo shirakas looga hadlay arrimo fara

Read More »
MAAMULKA ISBITAL MADIINA OO KA WARBIXIYEY XAALADA DHAAWACYADII MAANTA LA GAARSIIYEY

MAAMULKA ISBITAL MADIINA OO KA WARBIXIYEY XAALADA DHAAWACYADII MAANTA LA GAARSIIYEY

xeydar May 5, 2013 Comments Off

  Maamulka Isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaalada iyo tirada dhaawacyadii maanta la gaarsiiyey Isbitalkaasi.   Duniyo Max’ed Cali oo ah madaxa Caafimaadka Isbital Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in

Read More »
Beel ka mid ah Beelaha Jareer-weyne ee Degta Gobollada Jubbooyinka oo ka soo hor-jeesatay shirka ka socda Kismaayo (SAWIRRO)

Beel ka mid ah Beelaha Jareer-weyne ee Degta Gobollada Jubbooyinka oo ka soo hor-jeesatay shirka ka socda Kismaayo (SAWIRRO)

xeydar May 5, 2013 Comments Off

Beesha Shan-bare oo ka mid ah beelaha gobollada Jubbooyinka ayaa si aad ah uga soo horjeestay shirka Kismaayo ka socda ee lagu sameynayo maamulka Jubaland, iyagoo ku taliyay inay dowladdu faragelin ku sameyso shirkaas

Read More »
Itoobiya oo dafirtay qorshaha la bixitaanka Ciidamada ka jooga Soomaaliya

Itoobiya oo dafirtay qorshaha la bixitaanka Ciidamada ka jooga Soomaaliya

xeydar April 24, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheagay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula bixi doono, isagoo sheegay inay daahsadeen in ciidamada AMSIOM iyo kuwa dowladda Soomaaiya ay la wareegaan

Read More »