Somali News »

Ishortaag lagu sameeyey banaanbax lagu taageerayey kalsooni kala laabashadii Xukuumadda oo Muqdisho ka dhacayey

Ishortaag lagu sameeyey banaanbax lagu taageerayey kalsooni kala laabashadii Xukuumadda oo Muqdisho ka dhacayey

xeydar December 4, 2013 Comments Off

Ciidamada Nabadsugida Qaranka ayaa maanta is hor-taagay banaan bax lagu taageerayay kalsooni kala noqoshadii Baarlamaanka ee Xukuumadii Ra’iisul Wasaare Saacid, iyagoo kala eryay dadweyne isugu soo baxay Taaladii Sayidka. Banaan baxan oo aan la

Read More »
Xuska Maalinta Naafada Adduunka 3 december Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Xuska Maalinta Naafada Adduunka 3 december Oo Muqdisho Lagu Qabtay

xeydar December 3, 2013 Comments Off

Munaasabadan lagu xusayay 3 december oo ku beegan maalinta naafada adduunka oo ay ka soo qayb geleen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha howlaha guud iyo horumrinta adeega bulshadda, Xildhibaano, dad naafo ah iyo marti sharaf

Read More »
WAFDI UU HOGAAMINAYO PHILIPPE LAZZARIN OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR

WAFDI UU HOGAAMINAYO PHILIPPE LAZZARIN OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR

xeydar December 3, 2013 Comments Off

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe, ayaa sheegaya in halkaasi maanta oo talaado ah ay gaareen wafdi ka socda Qaramada Midoobay. Wafdigaan ka socda Qaramada Midoobay ee gaaray Degmada Jowhar

Read More »
Jeneraal u dhashay dalka Burundi oo la wareegay taliyaha guud ee ciidamada AMISOM oo uu kala wareegay

Jeneraal u dhashay dalka Burundi oo la wareegay taliyaha guud ee ciidamada AMISOM oo uu kala wareegay

xeydar December 3, 2013 Comments Off

Dowladda Brundi ayaa la wareegtay hogaanka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, kadib markii Taliye cusub u soo magacawday Taliska Guud ee AMISOM. Taliyaha cusub ee u dhashay Brundi oo lagu magacaabo Lt. Gen.

Read More »
Turjubaan u shaqeynayey ciidamada AMISOM oo lagu dilay Muqdisho iyo kooxihii dilay oo la dilay

Turjubaan u shaqeynayey ciidamada AMISOM oo lagu dilay Muqdisho iyo kooxihii dilay oo la dilay

xeydar December 3, 2013 Comments Off

Turjubaan u shaqeynayay Ciidamada AMISOM ayey kooxo hubeysan ku dileen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa iyadoo kooxihii hubeysnaa ee dilkaas geystay iyagana la toogtay, wiilka la toogtay oo dhallinyaro ahaa ayaa u turjubaan

Read More »
FOOSIYO YUUSUF XAAJI AADAN OO BEENISAY WAR AY KA QOREEN QAAR KAMID AH WEBSITE-YADA

FOOSIYO YUUSUF XAAJI AADAN OO BEENISAY WAR AY KA QOREEN QAAR KAMID AH WEBSITE-YADA

xeydar November 30, 2013 Comments Off

Wasiirka Arimaha dibadda Ahna Ra’isal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay war dhawaan ay ka qoreen qaar kamid ah Website-yada lagu qoro afka Soomaaliga ah ayaa sheegtay in wax laga Xumaado ay

Read More »
Doodii mooshinka ka dhanka ah R/wasaare Saacid oo dib loo dhigaym maxay tahay sababtu?

Doodii mooshinka ka dhanka ah R/wasaare Saacid oo dib loo dhigaym maxay tahay sababtu?

xeydar November 30, 2013 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya iminkaxarunta Golaha Shacabka ayaa sheegaya in gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya uu dib u dhigay doodii looga hadlayay mooshinka laga keenay R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shiirdoon saacid. Xildhibaanada Baarlamaanka

Read More »
Maamulka Gobolka shabelaha dhexe ayaa si weyn u soo dhoweyay heshiis ay wada gareen Beelo dhowaan diriir ku dhex martay Bariga Degmada Jowhar.

Maamulka Gobolka shabelaha dhexe ayaa si weyn u soo dhoweyay heshiis ay wada gareen Beelo dhowaan diriir ku dhex martay Bariga Degmada Jowhar.

xeydar November 30, 2013 Comments Off

Mas,uuliyiinta Maamulka G/Sh/dhexe ayaa sheegay in ay aad u soo dhoweynayaan Heshiiskaani biloowga ka dib markii maanta markii ugu horeysay ay isa soo hor fariisteen Odayaal ka socda labada dhinac kuwaasi oo wadahadalooda ku

Read More »
AMISOM oo isku diyaarineyso in ay u dirto ciidamo suga amaanka iyo dib u celinta Beeraleyda ka soo barokacay Tuulooyinka Magaaladda Jowhar

AMISOM oo isku diyaarineyso in ay u dirto ciidamo suga amaanka iyo dib u celinta Beeraleyda ka soo barokacay Tuulooyinka Magaaladda Jowhar

xeydar November 30, 2013 1

Odayaal ka tirsan Beesha Shiidle ee Jareer-weynaha Jowhar ayaa ku qanciyay Ciidamadda AMISOM inay ciidamo gurmad ah u soo diraan walaalahood Shiidle. Saraakiisha AMISOM ayaa inta badan aqbalay codsiga Jowhar uga yimid,waxayna ka xumaadeen

Read More »
Xasan Mahad Cabdi maamulka isbitaalka jowhar oo fahfaahin ka bixiyay xalada dadkii xalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay magalada jowhar

Xasan Mahad Cabdi maamulka isbitaalka jowhar oo fahfaahin ka bixiyay xalada dadkii xalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay magalada jowhar

xeydar November 29, 2013 Comments Off

             Maamulaha isbitaal Goboleedka Jowhar Xasan Mahad Cabdi ayaa ka war bixiyay xaalada dhibanayaal la gaarsiiyay isbitaalka kuwaasi oo wax ku noqday Qarax xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee

Read More »