All posts by xeydar »
3 Journalists killed, at least 4 wounded in Mogadishu
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in strongest terms possible the killing and wounding of journalists in a horrifying suicide attack in Mogadishu restaurant frequented by journalists. Two suicide bombers walked into
Read More »Faah faahin:Dhimashada Qaraxii ka dhacay Guriga Hooyinka Xamarweyne oo sii kodheysa.
Wararka naga soo gaaaya Isbitaalka Madiina oo ah Halka la gaarsiiyay dhaawacyada qaar kamid ah Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Xamarweyne ayaa sheegay in ay sii kordheen . Wariyaasha kala ah Liibaan
Read More »Kenya oo sheegtay in ciidamadeeda iyo kuwa Soomaaliya ay ku dhowyihiin magaalada Kismaayo
Saraakiisha ciidanka Kenya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaranyihiin sida ay yiraahdeen magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, hakaas oo ay kumannaan
Read More »Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii sheegayey in Sheekh Shariif uu ka dambeeyay qarixii Hotel Jaziira
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Prof. Sam Ongeri ayaa shalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi waxa uu ku beeniyay war uu qoray Wargeyska The Daily Nation oo soo xigaanayey isaga qushiisa
Read More »Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland oo Faroole ku eedeeyay inuu walaaqayo arrimaha Soomaaliya,
Maxamed Cabdi Yuusuf {Gaagaab} oo horay uga soo noqday maamulka Puntland Madaxweyne ku xigeen iyo wasiirkii Maaliyadda ee maamulkii Gen. Cadde Muuse Xirsi oo la hadlay warbaahinta isagoo ku sugan magaalada Dubai ayaa si
Read More »Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo iyo xaaladda oo aad u kacsan
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xaalada Magaaladaasi saakay ka tahay mid kacsdan kadib markii ay isaga bexeen inta badan xoogagii Al-shabaab. Wararku waxa
Read More »Diyaarad dagaal oo lagu soo riday dagaal culus oo markale ka dhacay deegaano ka tiran J/hoose iyo Al-shabaab
Wararka naga soo gaaraaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu markale shalay ka dhacay isla degaanadii uu doraad ka dhacay dagaalka aadka u cuslaa kaas oo dadka ku dhintay ay kor
Read More »Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya, dacwadna u gudbisay
Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixisay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo sheegay in qarixii ka dhacay Hotelka Jazeera uu ka dambeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,
Read More »Dowladda Kenya oo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku eedaysay inuu ka dambeeyay qarixii ka dhacay hotel Aj-jazeera ee magaalada Muqdisho
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya Sam Ongeri ayaa markii u horeysay waxa uu ka hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Al-jazeera ee magaalada Muqdisho 12-kii bishan oo lagu qaaday Hotel uu
Read More »