All posts by xeydar »

AMISOM or Kenyan fighter jets bomb Somali city

AMISOM or Kenyan fighter jets bomb Somali city

xeydar September 26, 2012 Comments Off

Aircraft target airport in southern city of Kismayo, where Kenya says al-Shabab is operating its last major base. Kenyan fighter jets have bombarded an airport in southern Somalia, where they are fighting al-Qaeda linked

Read More »
Xil. Xusseen Bantu “qabsashada Kismaayo waa ay la soo daaheen AMISOM” Wareysi.

Xil. Xusseen Bantu “qabsashada Kismaayo waa ay la soo daaheen AMISOM” Wareysi.

xeydar September 26, 2012 Comments Off

Xildhibaan Xuseen Maxamud Muuse Bantu oo wareysi siiyay BBC ayaa ku eedeeyay Ciidamada midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya in ay la soo daaheen qabsashada magaalo xeebeedka Kismaayo. Xuseen Bantu ” waxa

Read More »
250 Wiil oo ka soo jeeda beelaha Jareerweyne oo Tababar Milateri u soo aaday Xeryaha AMISOM ee magaalada Muqdisho

250 Wiil oo ka soo jeeda beelaha Jareerweyne oo Tababar Milateri u soo aaday Xeryaha AMISOM ee magaalada Muqdisho

xeydar September 25, 2012 1

Tirada ragan ka soo jeeda beelaha Jareerweyne ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay soo bandhigeen ayaa waxaa lagu sheegay 242-qof kuwaasi oo dhawaan laga soo qaaday Gobalka Shabeelaha Dhexe. Saraakiisha

Read More »
DEG DEG:- Xildhibaankii ugu horeeyay Baarlamaanka cusub oo caawa Lagu Dilay Muqdisho

DEG DEG:- Xildhibaankii ugu horeeyay Baarlamaanka cusub oo caawa Lagu Dilay Muqdisho

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo ka tirsanaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahaana Aabaha Xaaska madaxweynahii hore sheekh shafiir oo caawa dil loogu geystay magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa waxaa toogasho ku dilay

Read More »
Shabaab iyo shacab Shiidlo oo ku dagaalamay duleedka Magaaladda Jowhar “Wararkii ugu danbeeyay”

Shabaab iyo shacab Shiidlo oo ku dagaalamay duleedka Magaaladda Jowhar “Wararkii ugu danbeeyay”

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaaladda Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu galabta ka dhacay dagaal gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa waxaa uu udhaxeeyay maleeshiyo katirsan dadka

Read More »
Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo saaka udhaqaaqay Magaalada Jowhar

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo saaka udhaqaaqay Magaalada Jowhar

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM saaka ay udhaqaaqeen dhanka Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Dad ku sugan Deegaanka Qalimoow ayaa usheegay

Read More »
Soomaaliya oo ka badisay Sudan

Soomaaliya oo ka badisay Sudan

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya ee ay da’doodu ka yar tahay 17-ka sano ayaa galabta hal gool iyo waxba uga badiyay xulka cayaartoyda ku da’da ah ee dalka Suudaan, oo ay isku arkeen Khartoum

Read More »
Kulan degdeg oo ay yeesheen Guddiga amniga dowladda Soomaaliya iyo ciidamo lagu daadiyey xaafadaha Muqdisho

Kulan degdeg oo ay yeesheen Guddiga amniga dowladda Soomaaliya iyo ciidamo lagu daadiyey xaafadaha Muqdisho

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Guddiga ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa kulan degdeg oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen shalay iyo xalay waxay ku go’aamiyeen in baaritaan iyo howlo lagu sugayo ammaanka ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho oo ammaankeeda

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo codsi gaar ah u diray Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya oo codsi gaar ah u diray Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shalay si rasmi ah loogu dhaariyey xafiiska Ra’isul wasaarenimada dalkaasi ka dib markii uu ka geeriyooday xilkaasi Ra’isul wasaarihii hore ee Itoobiya Melez Zenawi, wuxuuna dhaarta

Read More »