Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo ka tirsanaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahaana Aabaha Xaaska madaxweynahii hore sheekh shafiir oo caawa dil loogu geystay magaalada Muqdisho.
Marxuumka ayaa waxaa toogasho ku dilay salaadii maqrib kadib kooxo ku hubeysan bastoolado kuwaasi oo iyagu dilka u geystay xili uu Xildhibaanku kasoo baxayey masjid ku yaala degmada Waaberi oo uu salaadii Maqrib kusoo dukaday.
Geerida Xildhibaanka waxaa Jiinwabi.net u xaqiijiyey xildhibaano kale oo ay aad iskugu dhawyihiin.
Majiro wax faah faahin ah oo weli ay dilkaan ka bixiyeen saraakiisha ammaanka iyo gudoonka sare ee Baarlamaanka.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwebi.net
Mogadisho Somalia
Comments are closed.