All posts by xeydar »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku sii jeeda dalka Uganda(Qorshe culus oo uu u aadayo)
Warar aanu ka helnay ilo si aad ah ugu dhow madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan uu maalmaha soo socda gaari doono magaalo
Read More »Tacsi Tiiraanyo leh oo soo gaartay bahdi Isboortiga Soomaaliya
TACSI TIIRAANYO LEH (INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.) Waxaa habeen hore ku geeriyooday gurigiisa goolhayihii hore ee naadiga Monishiibiyo Marxuum: Shariif Cali Cawad oo in mudo ah xanuunsanaa, waxaana shalay salaada Casir
Read More »(Captain Caasha Taraafiko) oo dib u soo ceshatay heybadii ay ku laheyd dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Caasho Xasan Xuseen ( Caasha Taraafiko) waxay Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay oo dhowaan Dhoola tus ka samaysay Wadooyinka Muqdisho iyadoo Moto wadata Roondana ku Samaynaysa qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir, waxaana arrintan u
Read More »Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya mudane Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa si diiran lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde International Airport, asaga oo ka soo kicitimay
Read More »WASAARADA CAAFIMAADKA OO KA WARBIXISAY QORSHE WAX LOOGA QABANAYO CAAFIMAAD DARADA KA DHALATA ROOBABKA
Xilli Magaalada Muqdisho iyo Gobalada qaar ee dalka Soomaaliya ay ka da’een roobab ay ka dhasheen caafimaad daro ayaa wasaarada caafimaadka xukuumadii waqtigeeda uu dhamaaday waxa ay sheegtay inay qorshayaal wado oo ku
Read More »Munazammad Dawa Al Islamiyya oo gaarsiisay Deeq Raashiid ah Boqolaal qoys oo ka barakacay Daadka Baladweyne
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiran ayaa sheegaya in Munazammad Dawa Al Islaamiya deeq gargaar ah u qeybisay dadkii ka barakacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kuwaas oo haatan
Read More »As one Somali journalist is buried, a top poet and comedian is slain
They buried Somali radio journalist Mohamed Mohamud Turyare on Monday, a week after he was killed by unknown gunmen near a mosque in Mogadishu, Somalia’s capital. On Monday night, killers struck again, this time
Read More »Natiijada ciyaaraha
Ciyaaraha Sabtida dhacay ee horyaalka Ingiriiska waxay kooxuhu u kala badiyeen sidatan: Aston Villa iyo Norwich waxay isla dhaafi waayeen 1_1 gool. Arsenal waxay 1_0 dirqi ah kaga badisay QPR oo weli hal ciyaartoy
Read More »HALYEEY U HIBEEYAY HALOOW HALOOWGIISA HAWEENEY UU KA HELLAY!!
Iyadoo ay waayahan si sahal ah iska noqotay isbarashadda lamaane cusub taasoo ay ku raadiyaan xiriir mustaqbal & wehel hadiiba Alle CALLAF isugu dara, isbarashadan deg deg ah ayaa u wacan in ay kusii
Read More »