All posts by jiinka »
Madaxweyne Xasan oo tagay Magalada Marka
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar dhinac dhulka ah ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Xasan ayaa u kuurgalaya xaaladda gobolka Shabeellaha Hoose iyo
Read More »Dab Xoogan Oo ka kacay goob shidaal Isgoyska Banaadir lagu iibiyo
Dabka oo ahaa mid aad uxoogan ayaa wuxuu ku faafay goobo Ganacsi oo ka agdhawaa Keydka Shidaal ee uu dabka ka kadhacay , waxaana uu qabsaday uu sababay khasaare Hantiyadeed iyo mid Nafeed intaba.
Read More »Jowhar oo Tababar uga furmay Inka badan 100 Macalin
Inka badan 100 Macalin ayaa tababar uga furmay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Hose kadib markii ay ku guulaysteen Imtixaanaad la sheegay inay ku guulaysteen. Madaxa Waxbarashada gobolka Shabellaha Hoose Yuusuf Maxamuud
Read More »Shirweynaha Qaranka Oo ka Furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho oo goordhaw ka biloowday shirweynaha qaran ee looga hadlayo arimo dhowr ah. Waxaa goobta ku sugan ergo kala duwan oo ka qeybgalaysa shirka kuwaasi oo qaarkood ka kala yimid Gobalada dalka Soomaaliya
Read More »Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Heshiis Bankiga Islaamka Ku kala saxiixday Jeddah
Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa ay Af-garad Buuxa (MOU) iyo Heshiis rasmi ahba (Agreement) ay la gaareen
Read More »Jowhar oo gaaray Wufuud QM ka socda
Wafdi ka socda hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, Xubnaha wafdiga ayaa kulan la qaatay madaxda maamulka degmada Jowhar oo ay kala hadleen xaaladda gobolka, gaar
Read More »Safiir cusub oo Ethiopia u magacowday Soomaaliya
Dowladda Ethiopia ay u soo dirsatay Soomaaliya, Wondimu Asaminew oo waraaqihiisa aqoonsiga u dhiibaya madaxweynaha Soomaaliya, Dowladda Ethiopia ayaa Ambassador Wondimu Asaminew u magacowday inuu danjire uga noqdo dalka Soomaaliya. Danjiraha cusub ee
Read More »Shirka Wadatashiga Mustaqbalka Dalka oo ay Wufuudyo ka qeyb galeysa
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo qul-qulaya Ergooyin ka qeyb galeysa shirka Wadatashiga Mustaqbalka Siyaasadda dalka oo ay dowladda Soomaaliya ku baaqday, kaasi oo lagu wado in maalinta barita ah uu ka furmo magaalad
Read More »AMISOM Oo ciidan cusub Ku ballarinaysa gobollada
Ciidamo ka socda AMISOM ayaa lagu wadaa in la geeyo Gobolka Galgaduud, kadib markii shalay si rasmi ah ay ciidamada Ahlusuna ugu biireen ciidamada dowladda, iyadoo maamulka Galgaduud lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya. Gudoomiyaha
Read More »