All posts by jiinka »

Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

jiinka September 10, 2013 Comments Off

Xilidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayasha Barlamaanka soomaliya oo Waraysi sinayeey Saxaafada ayaa ku edeyeey Dagaalada kadhaca gobalka Sh/Hoose Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikareem.   Taa oo ku til,maamay wax yaabo ay ku

Read More »
Odayaasha Jowhar Oo Bixinta Adeegyada Bulshada Codsaday

Odayaasha Jowhar Oo Bixinta Adeegyada Bulshada Codsaday

jiinka September 10, 2013 Comments Off

Qaar ka mid ah nabad-doonnada magaalada Jowhar ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya in gobolka ay siiso xuquuqda uu ku leeyahay dowladda Soomaaliya.   Nabad-doon Xaaji Muude Qaroofow oo ka mid ah nabaddoonaddii Jowhar ku

Read More »
Jowhar Oo Gaaray Madaxweyne Xasan Sheekh

Jowhar Oo Gaaray Madaxweyne Xasan Sheekh

jiinka September 9, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe.   Magaalada Jowhar Ayaa Madaxweynaha si heer sare ah loogu soo dhoweeyey, ka dibna uu kulammo la qaadan doono

Read More »
Mahaddaay deegaan hoos-taga Oo lagu dilay Beeralley

Mahaddaay deegaan hoos-taga Oo lagu dilay Beeralley

jiinka September 9, 2013 Comments Off

Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qof beeralley ahaa lagu dilay tuulo lagu magacaabo Laxarow, oo hoos tagta degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, mid kalena waa lagu dhaawacay.   Waxaa sidoo kale la

Read More »
Heshiis Rasmi ah Oo Ay Wada Sixiixdeyn Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha

Heshiis Rasmi ah Oo Ay Wada Sixiixdeyn Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha

jiinka September 9, 2013 Comments Off

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah marwo Foziyo Yusuf Xaaji, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,   Ayaa kulan la qaatay wafti ka

Read More »
Wufuudi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Xasan Oo B.weeyne Gaaray

Wufuudi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Xasan Oo B.weeyne Gaaray

jiinka September 8, 2013 Comments Off

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada baladweeyne ee xarunta gobolka hiiraan,   Waxana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyn, siweyn ugu soo

Read More »
Ra’iisul W. Saacid Oo Madaxweyne Faroole la Kulmay

Ra’iisul W. Saacid Oo Madaxweyne Faroole la Kulmay

jiinka September 8, 2013 Comments Off

Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” waxaa uu casho ugu sameeyay hotelka

Read More »
Jowhar Oo Ay ka Dhacayn Qarax bam Ah

Jowhar Oo Ay ka Dhacayn Qarax bam Ah

jiinka September 8, 2013 Comments Off

Labo qof ayaa inta la og yahay ku dhaawacantay bam xalay lagu tuuray gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidanka dowladda oo marayay gudaha magaalada Jowhar.   Mid ka mid ah labada qof ee

Read More »
Qaraxyo ismiidaamin ah oo geestay qasaare dhimasho Oo Muqdisho ka dhacay

Qaraxyo ismiidaamin ah oo geestay qasaare dhimasho Oo Muqdisho ka dhacay

jiinka September 7, 2013 Comments Off

Qarax gaari iyo qof isa soo midaamiyay ayaa isku qarxiyay maqaayad caan oo ku taalla Muqdisho, waxaana ku dhintay ugu yaraan 18 qof, sida uu Saxaafada u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan booliska degmada Xamar-weyne.

Read More »