Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

jiinka September 10, 2013 Comments Off
Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

Xilidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayasha Barlamaanka soomaliya oo Waraysi sinayeey Saxaafada ayaa ku edeyeey Dagaalada kadhaca gobalka Sh/Hoose Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikareem.

 

Taa oo ku til,maamay wax yaabo ay ku dhib qabaan dadka dega gobolka sh,hooose,waxaa sidoo kale uu sheegay in uu caqabad gaar ah ay ka jirto gobolka.

 

Dalxa ayaa sheegay in Dirirta ku dhex marta Gobalkaas Beelaha Wada Daga ay masuliyadiisa qaadayso DFS gaar ahaan Wasiirka Arimaha Gudaha .

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashiid@gmail.com

Comments are closed.