All posts by jiinka »

Dagaalada J,hoose baaq kenya u diray Madaxweynaha

Dagaalada J,hoose baaq kenya u diray Madaxweynaha

jiinka June 30, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saxaafada La hadlay ayaa Ciidanka Kenya oo qeyb ka ah Ciidanka AMISOM ee ku sugan Kismaayo, Waxa uu ugu baaqay in Foojignaan dheeri ah ay ka muujiyaan Colaadaha iyo

Read More »
Heshiis Ay Wada Saxiixdeyn Wasiirka Caafimaadka Turkiga & Wasiirka Adeegga Bulshada

Heshiis Ay Wada Saxiixdeyn Wasiirka Caafimaadka Turkiga & Wasiirka Adeegga Bulshada

jiinka June 30, 2013 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo wafdi balaaran oo ay hogaaminayso oo maalmahaan howlaha shaqo u joogay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa Heshiis.   Heshiiskaas ayaa ku saabsanaa furitaanka

Read More »
Wufuud Ka Socday Dowlada Oo Koonfur Afrika Gaaray

Wufuud Ka Socday Dowlada Oo Koonfur Afrika Gaaray

jiinka June 30, 2013 Comments Off

Wafdigan ka socday dowlada soomaaliya islamarkaane uu hogaaminaya Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Jamaal Maxamed Barrow ayaa xalay fidkii ka degay garoonka,   diyaaradaha OR Tambo International Airport ee

Read More »
The African Union (AU) Special Representative for Somalia calls for an immediate end to hostilities in Kismayo

The African Union (AU) Special Representative for Somalia calls for an immediate end to hostilities in Kismayo

jiinka June 29, 2013 Comments Off

The African Union Special Representative for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has condemned the violence in Kismayo and called for an immediate cessation of hostilities.   The SRCC asks AMISOM forces to help

Read More »
Dagaal Markale Magaalada Kismaayo Ka Dhacay

Dagaal Markale Magaalada Kismaayo Ka Dhacay

jiinka June 29, 2013 Comments Off

Wararka laga helaayo magaalada ayaa sheegaya in uu dagaalka bilowday kadib markii ciidamada maamulka Jubbaland waaberigii saakay ay weerar rogaal celin ah ku qaaday goobaha fadhiisinka u ah xoogaga kasoo horjeeda.   Dagaalkii dhexmaray

Read More »
Five dead in Somali port city as leadership dispute

Five dead in Somali port city as leadership dispute

jiinka June 29, 2013 Comments Off

The threat of the kind of clan fighting that tore Somalia apart over two decades has hung over the city of Kismayu since Ahmed Madobe, leader of the Ras Kamboni militia, was chosen by

Read More »
Nicholas-Kay Oo Ku Baaqay Colaad Kismaayo In Si Deg Deg Ah Lagu Joojiyo

Nicholas-Kay Oo Ku Baaqay Colaad Kismaayo In Si Deg Deg Ah Lagu Joojiyo

jiinka June 29, 2013 Comments Off

Ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Qm Nicholas Kay ayaa baaq la xariira in la joojiyo colaada kismaayo maanta u diray dhinacyada ku dagaalamay Magaalada Kismaayo.   Waxa uu sheegay wakiilka in dagaalka

Read More »
Qarax Ka Dhacay G. Baay Ee Magaalada Baydhabo

Qarax Ka Dhacay G. Baay Ee Magaalada Baydhabo

jiinka June 29, 2013 Comments Off

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay,qarax khasaare geystay ayaa ka dhacay magaaladaasi.   Qaraxa oo ay warar kala duwan kasoo baxayaan,ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in lagu

Read More »
Kismaayo Oo Dagaal Goor Dhow Ka Dhacay

Kismaayo Oo Dagaal Goor Dhow Ka Dhacay

jiinka June 28, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ayaa ku soo warramaya in halkaasi uu qarxay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamo kala taabacsan Axmed Maodoobe iyo Barre Hiiraale.   Dagaalka oo Hadda socda ayaa xoogiisa waxa uu ka dhacayaa

Read More »