Kismaayo Oo Dagaal Goor Dhow Ka Dhacay

jiinka June 28, 2013 Comments Off
Kismaayo Oo Dagaal Goor Dhow Ka Dhacay

Magaalada Kismaayo ayaa ku soo warramaya in halkaasi uu qarxay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamo kala taabacsan Axmed Maodoobe iyo Barre Hiiraale.

 

Dagaalka oo Hadda socda ayaa xoogiisa waxa uu ka dhacayaa Xafadda Siinaay ee Magaaladaasi Kismaayo.

 

Weli Lama hubo Khasaaraha dagaalkaasi ka dhashay xaddiga uu la egyahay balse waxaa la xaqiijiyay in dagaalku uu ka dhashay Saraakiil Maanta Lagu xiray Magaaladaasi.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.