All posts by jiinka »

Sugidda Amaanka B.Weyne Oo Maamulka Ku Baaqay

Sugidda Amaanka B.Weyne Oo Maamulka Ku Baaqay

jiinka July 15, 2013 Comments Off

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku boorriyay shacabka ku nool magaalada Beledweyn iney la shaqeeyaan Ciidamo Booliis ah oo dhawaan ka howl bilaabay saldhigyada ku yaala xaafadaha magaalada Beledweyn.   Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax

Read More »
Isbital Casri Oo Madaxweynaha X. Ka Jaray [Sawiro]

Isbital Casri Oo Madaxweynaha X. Ka Jaray [Sawiro]

jiinka July 14, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu xariga ka jarayaa Isbitaalka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyed kaas oo dib u dhis lagu sameeyay si uu u fuliyo howlihii loogu tala galay,   Iyada

Read More »
Doorashada Golaha Deegaanada Oo Ka Hadashay Qm

Doorashada Golaha Deegaanada Oo Ka Hadashay Qm

jiinka July 14, 2013 Comments Off

Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midowbay, Nicholas Kay, ayaa ku tilmaamay go’aanka manta la gaaray ee ku saabsan dib-udhigista doorashooyinka,   In uu yahay mid ay ku dheehantahay Geesinimo iyo caddaladdba”

Read More »
Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

jiinka July 14, 2013 Comments Off

Hal askari oo ka tirsan ciidaamada maamulka Jubbaland ayaa ku dhintay qarax saaka ka dhacay agagaarka Suuqa Ambulatoria ee magaalada Kismaayo.   Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa xaqiijiyay qaraxa magaalada ka dhacay

Read More »
Kulan Uu Madaxweyne Xasan La Qaatay New-Deal

Kulan Uu Madaxweyne Xasan La Qaatay New-Deal

jiinka July 13, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddiga Soomaaliga ee New Deal oo u qaabilsan diyaarinta shirka Brussels ee 16ka September 2013.   Waxaa kulankan goob joog ahaa

Read More »
UN Envoy for Somalia visits Puntland Garowe

UN Envoy for Somalia visits Puntland Garowe

jiinka July 13, 2013 Comments Off

The Special Representative of the United Nations Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, arrived in Garowe,   Puntland this morning for his first visit to the region since he assumed his duties as head

Read More »
QM Oo Ku Baaqday In La Maalgashado D. Soomaaliya

QM Oo Ku Baaqday In La Maalgashado D. Soomaaliya

jiinka July 13, 2013 Comments Off

Inkastoo horumar laga gaaray arimaha bini’aadanimada, wali waxaa taagan baahida ay qabaan dadka Soomaaliyeed, sidaasi waxaa yiri masuul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay.   Hayada arimaha aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNOCHA

Read More »
Howlgal Oo Kismaayo Laga Sameeyay

Howlgal Oo Kismaayo Laga Sameeyay

jiinka July 13, 2013 Comments Off

Ciidamada maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta howlgal dhinaca ammaanka ah waxay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose.   Ciidamada ayaa si gaar

Read More »
Dugsiga Sare Al Bushra Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 11-Aad. (sawiro)

Dugsiga Sare Al Bushra Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 11-Aad. (sawiro)

jiinka July 4, 2013 Comments Off

Dugsiga Sare Al Bushra ayaa Xaflad Qalin jabin ah oo si heer sare loo soo Agaasimay u qabtay 30 Ardey oo qalin jabisay Sanad Dugsiyeedka 2012-2013, taas oo lagu qabtay hoolka shirarka FPENS ee

Read More »