Isbital Casri Oo Madaxweynaha X. Ka Jaray [Sawiro]

jiinka July 14, 2013 Comments Off
Isbital Casri Oo Madaxweynaha X. Ka Jaray [Sawiro]

Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu xariga ka jarayaa Isbitaalka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyed kaas oo dib u dhis lagu sameeyay si uu u fuliyo howlihii loogu tala galay,

 

Iyada oo sababaha wada loo xirayna ay aheyd qaabkii looga hor tegi lahaa falal amaanka lidi ku ah inta madaxweynuhu uu ku jiro howshaasi muhiimka ah.

 

Isbitaalka Xoogga ayaa waxa uu ku yaalla degmada Hodon ee gobalka Banaadir gaar ahaan galbeedka Xera Ruushka waxaaana waayihii danbe ku socday howla dib loogu dhisayay si ciidanka meleteriga Soomaaliyeed loogu daweeyo.

 

Si kastaba isbitaalka Xoogga ayaa waxa uu bur-bursanaa wixii ka danbeeyay bilaawgii sagaashamaadkii xilligaas oo dowladii dhexe ee dalka aawooda laga tuuray iyada oo dib u furitaankiisu uu wax badan ka tari doono horumarka wasaarada difaaca dalka.

 

 

cumar c/rashiid

cumarrashid@gamil.om

 

Comments are closed.