war »

Danjiraha Japan Oo Madaxweynaha Soomaaliya Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

Danjiraha Japan Oo Madaxweynaha Soomaaliya Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Dowladda Japan ayaa ku casuntey Madaxweynaha Soomaaliya Shirweynaha caalamiga ah ee TIKAD (Tokyo International Conference for African Development) oo Bisha June lagu qaban doono Magaalada Tokyo.   Safiirka Japan ee Somalia Toshihisa Takata oo

Read More »
Uganda Oo Safaarad Ka Furanayso Magaalada Muqdisho

Uganda Oo Safaarad Ka Furanayso Magaalada Muqdisho

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Qorshahan ay doonayso in Uganda in Muqdisho ka furato Safaaradeeda ee Soomaaliya ayaa lagu micneeyay in qeyb ay ka tahay horumarka iyo ifafaalaha Nabadeed ee la dareemayo,iyadoo dhanka kale Uganda ay tibaaxday in wadanka

Read More »
Wufuud Uu Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Kulamo La Qaatay  Madaxda Khartuum Ee Dalka Suudan[Sawiro]

Wufuud Uu Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Khartuum Ee Dalka Suudan[Sawiro]

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya Muxudiin Maxamed Kaalmooy   Ayaa waxa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah Safiirka Safaarada Soomaalida ee Dalka Sudan u fadhiya Mudane Maxamed

Read More »
Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo xarakada Alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose,   Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.

Read More »
Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka  Soomaaliya

Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka Soomaaliya

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku ammaanay dowladda Iran kaalmooyinka bini’aadannimo ee ay u fidisay Somaaliya.   Afhayeenka AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumad oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee dalka Iran ee FRAS

Read More »
Minnesota congressman arrives in Mogadishu

Minnesota congressman arrives in Mogadishu

jiinka February 19, 2013 Comments Off

A U.S. congressman from Minnesota has arrived in Somalia for a rare visit by a United States politician.   Keith Ellison said Tuesday that his visit to Mogadishu fulfills a request from his constituents

Read More »
Waa Sidee Xaaladda Gegmada Mahadaay & Buurane!

Waa Sidee Xaaladda Gegmada Mahadaay & Buurane!

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Waxaa maanta xaalad deganaanshaho ah laga dareemaya Degmada Mahadaay iyo Buurane ee gobolka Shabeelada Dhexe oo maalintii shalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo AMISOM ka saareen al-Shabaab.   Goobaha ciidamada dowladdu la wareegeen waxaa

Read More »
Maryam Qaasim Wasiirka Wasaaradda Oo Sheegtay In Wax La Barayo Hal Milyan Oo Soomaali ah

Maryam Qaasim Wasiirka Wasaaradda Oo Sheegtay In Wax La Barayo Hal Milyan Oo Soomaali ah

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Wasaaradda horumarinta adeegga bulshada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qorshe wax lagu barayo hal milyan oo arday oo Soomaali ah oo ku kala nool gobollada dalka.   Qorshaha oo ay

Read More »
Jowhar & Wadada Isku Xirta Muqdisho Oo Ay Amaankeeda Balan Qaadeen Saraakiisha Boolisa

Jowhar & Wadada Isku Xirta Muqdisho Oo Ay Amaankeeda Balan Qaadeen Saraakiisha Boolisa

jiinka February 19, 2013 Comments Off

Iyadoo shalay qaar kamid ah gaadiidleeyda ka dhexshaqeysa inta udhaxeysa Jowhar iyo sidoo kale Magaalada Muqdisho ay ka cabanayeen dhac loogu geesto halkaasi ayaa sarakiisha ciidamada Dowladda waxa ay ka hadleen arintaasi.   Khaliif

Read More »
Kulan lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo  ka dhacay  Muqdisho

Kulan lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo ka dhacay Muqdisho

jiinka February 18, 2013 Comments Off

Kulan ay ka soo qaybgaleen Odoyaasha dhaqanka, Salaadiinta, Boqorada, Culimaudiinka, Siyaasiyiinta iyo  Aqoonyahanada oo lagu taageerayay Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Mubaarak ee magaaladda Muqdishu.   Xubnihii ka qayb gale Kulankaas ayaa

Read More »