war »
Weriyaha Bar-kulan ee Muqdisho oo la xiray
Weriye Cali Maxamed Guutaale Weriye Cali Maxamed Guutaale oo idaacadda Bar-kulan uga soo warrama magaalada Muqdisho ayay ciidamada dowladda Soomaaliya xireen xilli uu ku sugnaa hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Weriyaha ayaa ka mid
Read More »Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ee Madaxweynaha lagu weeraray
Iyadoo qarax xoogan maanta lala beegsaday Hotel uu dagan yahay Madaxweynaha cusub ee Somaaliya ayaa masuuliyada qaraxaasi waxaa sheegtay Ururka Al-Shabaab. War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twiterka ee Al-Shabaab ku leeyihiin internentka
Read More »Kooxda Fc Saxafi Oo Guul Ka Soo Hoyday Isreereebka Koobka Jaamacada Carabta
Kooxda Kubada Cagta Fc Sahafi ayaa Guul Kasoo hoysay isreeb reebka koobka jaamacada carabta oo ka socotay Komoros waxayna la ciyaartay koox ka socotay wadanka Jabuuti . Koobkaan ayaa waxaa lagu qabtay dalka Komoros
Read More »Qaraxyo ismiidaamin ah lagu qaaday Hotel uu magaalada Muqdisho ka deganyahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Labo qarax oo ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay hotelka uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha dhowaan la soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud. Weerarkan ayaa ahaa qaraxyo ismiidaamin ah oo la doonayay
Read More »THE AFRICAN UNION WELCOMES THE SUCCESSFUL PRESIDENTIAL ELECTION IN SOMALIA
The Chairperson of the Commission of the African Union (AU), Jean Ping, welcomes the successful completion of the presidential election in Somalia, which was held in a transparent and fair manner. He congratulates Mr.
Read More »Britsh PM ‘s statement following election of Hassan Sheikh Mohamud
PM statement following election of Hassan Sheikh Mohamud in Somalia “This is a significant moment for Somalia, and an important step towards a renewed political process.” Prime Minister David Cameron has made a statement
Read More »Somali election: Hassan Sheikh elected as president and he was sworn in immediately
Somali MPs meeting in Mogadishu have elected Hassan Sheikh Mohamud as the country’s new president, in the latest step to end decades of war. The academic beat President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in a
Read More »Banaanbaxyo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha cusub oo xalay ka kala dhacay dalalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Caalamka
Ka dib markii ay Baarlamaanka Soomaaliya si aqlabiyad ah ugu codeeyeen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah adduunka oo ay ku jiryo magaalada
Read More »Musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay codadka u kala heleen
Magaalada Muqdisho ayaa shalay waxaa si rasmi ah ugam furmay tartanka doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ay u taagnaayeen 22-murashax ka dib markii ay iscasileen 3 ka mid ahaa 25-kii musharax ee buuxiyey shuruudihii looga
Read More »Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya ciidamada badda Midowga Yurub oo badda ka soo qabtay tahriibayaal Soomaali ah
Warbixin ka soo baxday ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 68-qof oo tahriib ku jiray kuwaas oo ay la soo gudboonaatey xaalad khatar ah, isla markaasna doontii yareyd ee
Read More »