war »
Kooxda SHARBATLE oo hanatay koobkii Jeneraal Daa’uud, kadib markii 6 Gool ay ugu awood sheegatay dhalintii naadiga ARLAADI
Ciyaar lagu soo afmeerayo tartanka koobka Jeneraal Daa’uud ee ciyaaraha kubadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah ayaa Xalay lagu soo gabagabeeyay garoonka ciyaaraha ee Amiir Maajid ee ku yaala xaafadda Bawaadi ee
Read More »MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO HAMBALYO U DIRAY HOGAAMIYAHA CUSUB EE DALKA SHIINAHA
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Prof Xasan Shiiq Maxamuud ayaa hambalyo loogu diray oo ku qotonta guusha uu gaaray Xi Jinping noqday hoggaamiyaha cusub ee Shiinaha. Anigoo ku hadlaya Magaca shacabka
Read More »Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Wasiirradii Hore
wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay wasiirradii hore ee dowladda KMG aheyd, kaasi oo ku saabsanaa sidii loo ballaaran lahaa wada shaqeynta Xukuumadda Cusub iyo midii hore, isla amrkaana loogu mahadcelin
Read More »WASAARADA CAAFIMAADKA OO MAANTA XARIGA KA JARTAY OLOLE LAGU TALAALAYO CARUURTA
Wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jartay olole ballaaran oo lagu talaalayo caruurta islamarkaana ay ka bilaabeen Degmooyinka kala duwan ee Gobalka Banaadir. Agaasimaha Wasaarada caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Ducaale Aadan Maxamuud
Read More »R/wasaare Saacid oo ballanqaaday in uu wanaajindoono xiriirka Barlamanka iyo xukuumadda”
R/wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda iyo Barlamaanka ay si dhab ah u wada shaqeeyndoonaan islamarkana xukumaddu ay la tashan doonto Barlamaanka. Mudane Saacid R/wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xafladdii dhaarinta
Read More »Prof. Jawaari ”Barlamanka si dhab ah ayuu ula shaqeyndoonaa xukuumadda”
Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamad Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa sheegay in lagamamaarmaan ey tahay in la helo garsoor dhameystiran, iyadoo sidoo kalana uu sheegay in Barlamaanka uu si dhab ah ula sheeqeeynayo xukuumadda shalay
Read More »Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Walaalaha Jabuuti Oo Maanta Beledweyn Lagu Soo Dhaweeyey
Cutubyo ka socda Ciidammada Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka hiiraan. Ciidamaddan oo ku biiraya isla ciidammo kale oo
Read More »Meeting the mayor of Mogadishu: Somalia’s Tarzan
In a cluttered office in the centre of Mogadishu, a dozen men in suits squeeze round a table to haggle politely over the price of business licenses. An elderly air conditioner wheezes quietly in
Read More »Turkey invests in education in Somalia
Three new schools were announced to be opened in capital Mogadishu soon. Bilal Kose, the principal of the only Turkish school — Bedir high school — in Mogadishu told AA correspondent that they were
Read More »Inta Ugu Badan Golaha Wasiirrada Oo Goor Dhow Lagu Dhaariyey Xarunta Golaha Shacabka
Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayey inta ugu badan golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo dhowaan ay xilhibaannada Baarlamaanka siiyeen codkooda kalsoonida. Munaasabadda
Read More »