war »
WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO YIMID WAXAANA SOO DHABEEYEY RA’IISUL WASAARE SAACID
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya uqaabilsan. Wafdiga uu hogaaminayo safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Michel Carves Deurso ayaa waxa ay kulan
Read More »War Deg Deg Ah Wafdi Uu Hogaaminya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti.
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cade iyagoona ku sii jeeda Caasimada Jabuuti Ee Dalka jabuuti. Madaxweynaha ayaa casuumaad
Read More »MIDOWGA YURUB OO SHEEGAY IN XIRIIR TOOS AH AY LA YEELANAYAAN DOWLADA SOOMAALIYA
Midowga Yurub ayaa sheegay inuu, wixii hadda ka dambeeya, si toos ah xariir ula yeelan doono dowladda Soomaaliya si ka duwan habkii hore uu ulaxariiri jiray. Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u
Read More »Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saaka Howlgallo Ka Waday Muqdisho….
Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa saaka howlgalo dad lagu soo qabqabtay ka wada xaafado ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa. Howlgalka oo bilowday waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa horkaya Agaasimaha hey’adda Nabadusgida Qaranka
Read More »Ciidamada Dowladda Soomaaliya & Kuwa Amisom Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar…
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta SH/Dhexe ayaa waxa ay xaqiijinayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ciidan iyo Abaabul Dagaal oo ay sameenayaan Ciidamo ka Tirsan Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo garab ka
Read More »Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.
Waxaa ciyaar aad u xiisabadan ay dhexmartay xulka qaranka wadanka Burundi iyo Ciyaartowda Soomaaliyeed taas oo aheyd mid aad u xiisa badan. Cayaartaan ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan oo ay
Read More »Twin bomb blasts kill 20, injure many others in Somalia’s Kismayo
At least 20 people have been killed and several others injured in double bomb attacks, which rocked port city of Kismayo in southern Somalia. The first bomb went off on Sunday
Read More »Somalia Gov’t,Al Shabab Claim Major Victory Over Balad-Hawo Battle
Balad-Hawo A senior official in Al shabab militants on Sunday has claimed a major victory over a battle against Somali forces in Balad-Hawo town, Gedo province. Sheikh Abdiaziz Abu Musab, the spokesman of Al
Read More »Turkiga Oo Dayactir Ka Kala Wada Wadooyinka Muqdisho
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda dayactir xoogan waxaana dhismahaas uu yahay mid lagu mataaneynayo Muqdisho iyo Istanbuul. Wadoonyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Burbur aad u xoogan iyagoo aan wax dayactir
Read More »WAR DEG DEG AH QARAX XOOGGAN OO GOOR DHOW KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…
Qarax xoogan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay gudaha xarunta maamulka magaalada Kismaayo ee Gobolka J/hoose. qaraxaas ayaa waxa uu gilgilay gudaha xarunta maamulka ee magaaladaas xilli la sheegay in ay ku
Read More »