Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.

jiinka November 25, 2012 Comments Off
Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.

Waxaa ciyaar aad u xiisabadan ay dhexmartay xulka qaranka wadanka Burundi iyo Ciyaartowda Soomaaliyeed taas oo aheyd mid aad u xiisa badan.

Cayaartaan ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan oo ay daawa shadeeda jecleesteyn dhamaan dadkii kusugnaa garoonka ay ka dhaceysay ciyaartaan iyo waliba dadkii ka daawanaayay shaashadaha.

 

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 2-0 oo lagu hogaaminayay xulka Soomaaliya,balse markii leesku soo laabtay ayaa waxa ay nasiib ku heleyn ciyaartoyda Soomaalida gool kaas oo ahaa Rigooro.

 

Waxa ay ciyaarta xiisa badnaatay markii sadax gool loogu siidaray ciyaartowda Soomaaliyeed taas oo dhanka goolasha ka dhigtay 5-1 oo ayna ciyaartii sidaasi ku soo,idlaatay oo sidaas Ciyaartoyda Soomaaliyeed loogu awood sheegtay.

Waxa ay socotaba ciyaartaan oo dadkii daawanaayay ay la dhacsanaayeen ayaa waxa ay ku soo idlaatay waqtigii loogu talagalay 5-1 oo ay guushu ku raacday ciyaartoyda Burundi,iyadoona laga adkaaday oo afka ciida loodaray xulka qaranka ee ciyaartoyda Soomaaliya.
Ugu dambeentii waxaa jira kulamo kale oo u harsan xulka qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo laga sugayo waxa ka soobaxa natiijooyinkaasi.

 

Cumar c/rashiid

cumarrrashid@gmail.com

 

 

 

 

 

 

 

Comments are closed.