war »
Abaal Marin Oo Lagu Gudoonsiyey Wariye C.raxmaan Maxamed Xasan {Xudeyfi} Dalka Turkiga Ee Magaalada Ankara…
Abaalmarintan ayaa lagu siiyey wariye C/raxmaan Xudeyfi Barnaamijyadii uu sanadkii hore ka diyaariyey ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga deeqda waxbarasho ka helay. Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga ka dib xaflad ay soo agaasimeen hay’adaha
Read More »Kooxda MAKAROONA Oo Koobkii MOWLIID MACAANI Ka Fara Maroojisatay Kooxda BARQASH STARS.
Cayaaryahanada Kooxda MAKAROONA ayaa xalay la hoyday koobka MOWLIID MACAANI, kadib markii cayaar xiiso badan oo ka dhacay garoonka ALTARAJI ee magaalada JEDDAH kaga badiyeen ciyaartoydii BARQASH STARS, Cayaartaas oo ahayd tii kama dambeyska
Read More »Wasiirka Holaha guud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Ciraaq + Sawirro
Wafdi ka kooban Afar xubnood oo uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa barqadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan
Read More »SOMALIA Potential Goldmine For Fishermen As Piracy Declines
In the middle of the last decade, Somali fishermen complained they were being forced into piracy by foreign trawlers operating illegally in waters claimed by Somalia. Coastal Somalis recount as a “eureka” moment
Read More »Car bomb kills attack two the Maka al-Mukaram road in Somali capital
Car bomber killed two people in the centre of Somalia’s capital Mogadishu capital on Friday in a blast that appeared to target an African Union peacekeepers’ convoy, police and residents said. Security in Mogadishu
Read More »WAR DEG DEG AH QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY WADADA MAKA AL-MUKARAMA
Wadada shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho waxaa halkaasi ka dhacay qarax xoogan. Xilliga qaraxa uu dhacayana wadada ay marayeen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay wadada Makka Al Mikarrama Gaar
Read More »Iskaashi Cusub Ay Sameysteen Soomaaliya & Jabuuti
Prof Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay gudaha Magaalada Muqdisho kula uu ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in labada Baarlamaan Jabuuti iyo Soomaaliya ay yihiin labo wada shaqayn ka dhexeysa si ay danahooda
Read More »WASIIRKA HOWLAHA GUUD OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA JAAMACADA CARABTA U FADHIYA SOOMAALIYA
Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Howlaha guud,gaadiidka iyo Dekadaha iyo sidoo kale safiirka Jaamacada carabta ee Soomaaliya Maxamed Idiris ayaa waxaa looga hadlay sidii Jaamacada carabta Soomaaliya ay u taageeri
Read More »Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Dekadda Muqdisho
Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan qaar ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaradaasi ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah shaqaalaha dekkada Muqdish. Wasiirka
Read More »WAR DEG DEG AH Degmada Jowhar Ee Gobolka Sh/Dhexe Oo Gudaha Ugaleen Ciidamada Dowlada Soomaaliya & Kuwa Amisom
Gobolka Sh/Dhexe ee Degmada Jowhar ayaa gudaha u galeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Amisom. Sido kale waxay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ka sii gudbeen isbitaalka degmada Jowhar oo ku yaala afaafka hore ee
Read More »