Iskaashi Cusub Ay Sameysteen Soomaaliya & Jabuuti

jiinka December 14, 2012 Comments Off
Iskaashi Cusub Ay Sameysteen Soomaaliya & Jabuuti

Prof Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay gudaha Magaalada Muqdisho kula uu ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in labada Baarlamaan Jabuuti iyo Soomaaliya ay yihiin labo wada shaqayn ka dhexeysa si ay danahooda u hormariyaan.

 

Jawaari ayaa sidoo kale tilmaamay in labada dekad ee Muqdisho iyo tan Jabuuti ay iyaguna howlahooda shaqo isdhaafsan doonaan wuxuuna Carabka ku dhuftay in dekedda Muqdisho dib udhis lagu sameynayo si dhaqaalaha Soomaaliya uu ukobco.

 
Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir weyn oo soo jireen ah ayna mar walbo ka tashadaan Mustaqbalka labada dal.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmial.com

Comments are closed.