war »

Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Ku Xaqiijiyey In Mudo Saacado Ah Lagu Haystey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Portland Ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka Kadib Asalkiisu Uu Ahaa Soomaali

Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Ku Xaqiijiyey In Mudo Saacado Ah Lagu Haystey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Portland Ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka Kadib Asalkiisu Uu Ahaa Soomaali

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Mo Farah ayaa loogu Celshay Gudaha Dalka Mareykanak Argagixio ahaan isagoo Xitaa watay Biladihii Dahabka ee uu ku Guulaystay Ciyaarihii Olympics ka ee sanadkan lagu qabtay Magaalada London.   Geesigi Kooxdi GB ayaa ka

Read More »
Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Munaasabadii lagu soo gebagebeeynayay horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud.   Ciyaarta oo imbadan soo socotay ayaa gabi ahaanba maanta lagau soo afjaray kaas oo muddo Todobaad ah ka socday garoonka Kubbada Cagta ah ee

Read More »
Khasaarooyin Ka Dhashay Qarax Uu Xalay Ka Dhacay Magaalooyinka Jowhar, Marka & Afgooye Ee Gobolada Sh/Dhexe & Sh/Hoose

Khasaarooyin Ka Dhashay Qarax Uu Xalay Ka Dhacay Magaalooyinka Jowhar, Marka & Afgooye Ee Gobolada Sh/Dhexe & Sh/Hoose

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Magaalooyinka Jowhar, Marka iyo Afgooye ee gobolada Sh/dhaxe iyo Sh/hoose ayaa waxaa xalay siyaabo ka kala duwan uga dhaceen qaraxyo loo adeegsaday bambaanooyinka nooca gacanta laga tuuro ah.   Waxaana la sheegay in qaarkood

Read More »
War Deg Deg Ah Balidoogle Agagaarkiisa Oo Dagaal Culus Ka Dhacay & Miino Ay La Kacday Gaari Rakaab

War Deg Deg Ah Balidoogle Agagaarkiisa Oo Dagaal Culus Ka Dhacay & Miino Ay La Kacday Gaari Rakaab

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Bali-doogle iyo degaanka Yaaq-biriweyne ee gobolka Sh/hoose ayaa ka dhacay dagaal culus. Dagaalkaas oo u dhexeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo hal dhinac ah iyo dagaal yahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la

Read More »
Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya

Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Kenya ayaa dooneyso inay ciidamo badalaad ah ku soo kordhiso Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 2,000 oo ciidan.   Dowlada Kenya ayaa iminka waxa ay qeyb

Read More »
Baarlamanka Soomaaliya Oo Maanta Ansixiyay Wasiir Ku Xigeenidii Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

Baarlamanka Soomaaliya Oo Maanta Ansixiyay Wasiir Ku Xigeenidii Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Mudanayaasha baarlamanka ayaa kulankan waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka iyadoo uu shir gudoominayay Maxamad Cismaan jawaari oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya.   Muhiimada kulan ayaa waxaa ay ahayd mid kaga doodayeen aragtidooda

Read More »
Wafuudii Wasiirada Ahaa  Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday

Wafuudii Wasiirada Ahaa Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Wasiirada oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay socdaalkooda Magaalada Kismaayo.   Sido kale Wasiirada ayaa waxay sheegeen in kulamo ballaaran ay soo wada qaateen maamulka KMG ah

Read More »
Tirada Dadka Soomaaliyeed Oo Kor U Dhaaftay Ka Soo Laaba Shadoodii Nairobi

Tirada Dadka Soomaaliyeed Oo Kor U Dhaaftay Ka Soo Laaba Shadoodii Nairobi

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Maalin walba garonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo caga dhigta ku dhawaad 5 diyaaradood oo intooda badan uu duulimaadkoodu yahay Muqdisho Nairobi.   Waxaa saaran duyuuradahaasi rakaab Soomalia ah oo aad u tira bada.

Read More »
Qiimeyn Lagu Sameeyay Stadium Muqdisho Bur-Burkiisi Ka Dib Si Dib Loogu Dhiso

Qiimeyn Lagu Sameeyay Stadium Muqdisho Bur-Burkiisi Ka Dib Si Dib Loogu Dhiso

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah qabiirka hada dhisaya

Read More »
Nigeria To Deploy 140 Police Officers To Somalia

Nigeria To Deploy 140 Police Officers To Somalia

jiinka December 28, 2012 Comments Off

The Federal Government of Nigeria has signed a Memorandum of Understanding, MoU, with the African Union, AU, for the contribution of one Formed Police Unit, FPU, of 140 police officers and other resources to

Read More »