Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

jiinka December 30, 2012 Comments Off
Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

Munaasabadii lagu soo gebagebeeynayay horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud.

 

Ciyaarta oo imbadan soo socotay ayaa gabi ahaanba maanta lagau soo afjaray kaas oo muddo Todobaad ah ka socday garoonka Kubbada Cagta ah ee Banaadir.

Halkaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudi Sports Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah,
Wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta adeegyada Bulshada Bashiir Goobe iyo mas’uuliyiin kale.

Sportiga ayaa koobka horyaalka guddoonsiiyay kooxda ku ciyaartay magaca Jubba Airweys,
Iyadoo kaalinta Labaadna la gudoonsiiyay kooxda Heegan.

 

Waxaana mudadii uu socay tartanka ka qeyb galay 7 kooxood waana horyaal sanadkiiba mar la qabto.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.