Monthly Archives: December 2013 »
DILAL QORSHEYSAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO
Dilal qorsheysan ayaa xalay waxa ay ka dhaceen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda, hoose taasi oo loo geystay dad shacab ah iyo xubno kujira Maamulka Jubba. Xalay waxaa Magaalada Kismaayo xeebteeda laga helay
Read More »XAALADA DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELAHA HOOSE OO DEGAN
Xaalad daganaansho ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose, halkaasi oo maalmahan ay ku dagaalamayeen labo beelood oo wada daga halkaasi. Dadka deeganada Janaale, Ceelwareegoow Iyo Busleey ayaa soo sheegaya in hada
Read More »ISKU DARANAA DIYASBARADDA IYO DADKA CAADIGA AH.!
Iyaddoo ay sanadahan danbe si aad ah ay ugu soo qul qullayaan wadanka Soomaaliya Gaar ahaan Caasimadda Muqdisho dadka qurbaawiga ah ee loo yaqaano (DIASPORA) kuwaas oo muddo dheer ka maqnaa wadanka oo qaar
Read More »President hails strong ties and “special relationship” with US on landmark visit to Mogadishu
14 December 2013 – His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today paid tribute to the special relationship with the US as Assistant Secretary of State for African Affairs Linda Thomas-Greenfield made a landmark visit
Read More »Ciidanka dowladda oo loo diray si ay u joojiyaan dagaalka Shabeellaha Dhexe
Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa loo diray inay joojiyaan dagaal beeleed in dhowaaleba ka socday qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda ayaa ciidamo geysay deegaannada Keliga-Goomey iyo Saabuun oo
Read More »8 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed maalintii labaad ka socda Shabeellaha Hoose
Siddeed qof ayaa ku dhimatay, ku dhawaad toban kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleedyo maalintii labaad ka socda tuulooyin hoos-taga degmooyinka Marka iyo Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaar ka tirsan waxgaradka deegaanka
Read More »At least 4 killed in Kenya minibus attack
NAIROBI: A suspected grenade attack on a minibus in Kenya’s capital on Saturday killed at least four people near a Somali-dominated area of the city, police said, an incident that mirrors explosions last year
Read More »Sii hayaha QUNSULIYADDA Soomaaliyeed ee JEDDAH oo u hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha Cusub
Sii hayaha Qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Jeddah ee boqortooyada Sacuudiga Mudane: Daahir Axmed Wehliye ayaa soo dhoweeyay Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Cabduweli Sheekh Axmed oo loo doortay in
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo baajiyey safar uu maanta ku tagi lahaa dalka Kenya, maxay tahay sababtu?
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka baaqday safar uu maanta ku aadi lahaa dalka Kenya si uu uga qeyb galo dabaal dega 50-sano guuradii kasoo wareegatay markii Kenya ay Xurnimada qaadatay. Madaxweynaha ayaa
Read More »LABO MUSHARAX KALIYA OO ISAGU SOO HARAY TARTANKA QOFKA LOO MAGACAABI LAHAA JAGADA R/WASAARENIMO.
.Wararkii ugu Dambeeyay oon ka helnay Xarunta Madaxtooyada eeVillaSoomaaliya ayaa sheegaya in lasoo gaba gabeeyay wadatashiyadii ku aadanaa Cida loo Magacaabayo Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya. Wararka aan helnay goordhaw ayaa xaqiijinaya in Miiska hada
Read More »