Monthly Archives: September 2013 »
Jowhar Oo Gaaray Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe. Magaalada Jowhar Ayaa Madaxweynaha si heer sare ah loogu soo dhoweeyey, ka dibna uu kulammo la qaadan doono
Read More »Mahaddaay deegaan hoos-taga Oo lagu dilay Beeralley
Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qof beeralley ahaa lagu dilay tuulo lagu magacaabo Laxarow, oo hoos tagta degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, mid kalena waa lagu dhaawacay. Waxaa sidoo kale la
Read More »Heshiis Rasmi ah Oo Ay Wada Sixiixdeyn Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah marwo Foziyo Yusuf Xaaji, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Ayaa kulan la qaatay wafti ka
Read More »REER JOWHAR OO JAC KULEYL KU DHAGTAY
Waxaa lagu waday in maanta gobolka Sh/dhexe Magaallada Madaxdiisa Jowhar uu safar booqasho ah ku tago Madaxwaynaha Dalka somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, safarkaasi diyaar garoowgiisa ayaa waxaa laga dareemayay shallay galin kii danbe illaa saakay waaberigii.
Read More »XASUUQ, XASUUQ LAGU XUSAY!!!
Iyaddoo wali dad badan oo Soomaaliyeed maskaxdoodda kasii dhexguuxeyso Xusuuqii ka dhacay aga-gaarka Hooyooyinka THE VILLAGE HOTEL sanadii hore isla bishan 20/9/2012 maalin Qamiis ah, qaraxyaddii arxandarada ahaa ee lagu xusuuqay dad badan oo
Read More »AMISOM CONDEMNS MOGADISHU TERROR ATTACK, VOWS TO STAND BY SOMALI
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif has condemned today’s terrorist attack on the residents of the Somali capital, Mogadishu, saying it was an
Read More »Wufuudi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Xasan Oo B.weeyne Gaaray
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada baladweeyne ee xarunta gobolka hiiraan, Waxana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyn, siweyn ugu soo
Read More »Ra’iisul W. Saacid Oo Madaxweyne Faroole la Kulmay
Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” waxaa uu casho ugu sameeyay hotelka
Read More »Jowhar Oo Ay ka Dhacayn Qarax bam Ah
Labo qof ayaa inta la og yahay ku dhaawacantay bam xalay lagu tuuray gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidanka dowladda oo marayay gudaha magaalada Jowhar. Mid ka mid ah labada qof ee
Read More »Qaraxyo ismiidaamin ah oo geestay qasaare dhimasho Oo Muqdisho ka dhacay
Qarax gaari iyo qof isa soo midaamiyay ayaa isku qarxiyay maqaayad caan oo ku taalla Muqdisho, waxaana ku dhintay ugu yaraan 18 qof, sida uu Saxaafada u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan booliska degmada Xamar-weyne.
Read More »