Kooxda kubadda cagta ee Dekadaha ee heerka koowaad ayaa garoonka Koonis stadium ku qaadaneyso tababar ay isugu diyaarineyso horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta ee dalkeena.
Waxaa imbadan u socday tababaro aad u balaaran tan iyo marka uu bilaabmay u tar tamida horyaalka dalka.
Kooxyada oo u wada safan doona ciyaaraha horyaalka oo ka qabsam doona dalka ayaga oo muujinaya farxada iyo bandhigo tawabar ciyaareed.
Isu diyaarinta Horyaalka dalkeena oo bisha soo socoto ka furmaya garoonka Stadium Koonis, iyadoo ay ka qayb geli kooxo dhowr ah oo ka mid ah kooxaha horyaalka koowaad ee dalkeena.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.