Dagaallo culus oo lagu qaaday xaafad katirsan magaalada Jowhar oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidanka DF-ka.
Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaallo ka dhaceen xaafadda Horseed ee dhacda bariga magaaladaasi,
Dagaalka oo muddo socday ayaa larumeysanyahay in khasaara uu ka dhashay balse lama oga tirada rasmiga ah ee lagu dilay dagaalkii xalay,ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Jowhar ayaa howl gal qeyb ka qaatay dagaalkii Xalay.
Dagaaladan ayaa qeyb ka ah iska hor imaadka halkaa ka dhacay ayaa la aaminsan yahay in uu sii socon doono balse macada halka uu ku dhamaan doona dagaalkii xalay dhacay
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.