Monthly Archives: July 2013 »
Hawada Soomaaliya Oo Digniin Laga Soo Saaray
Xilli lagu heshiiyay in hawada Soomaaliya laga maamulo Magaalada Hargaysa ayaa Wasiirka Duulista iyo hawada maamulka Soomaaliland,wuxuu ka digay in si sharcidaro ah haawada looga maamulo Magaalooyinka Muqdisho iy Nairobi. Wasiirka wuxuu sheegay
Read More »Hindise Sharciyeedka Oo Dib Baarlamaanka U Celiyay
Kalfadhiga aan caadiga aheyn kulankiisa 8-aad oo ay mudanayaasha baarlamaanku ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa waxaa shir guddoominayay Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka, Ajandahuna waxa uu ahaa dhageysiga warbixinta
Read More »Safiir Cusub Oo Dowlada Loogu Baaqay K. Afrika
Guddoomiye ku-xigeenka Gudiga Odayaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika Jeele Cali Nuur ayaa ka dalbaday Dowladda in ay soo magacaabaan Safiir cusub oo badalla Allaha u naxariistee Sayid Xasan Shariif C/laahi oo Soomaaliya
Read More »Baydhabo Oo Ay Isaga Baxay Ciidamada Itoobiya
Ciidamadii Ethopiya ayaa maanta baneeyay xarumihii ay kaga sugnaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta Bay,waxana la wareegay xarumahaasi ciidamada AMISOM. Afhayeenka Ciidanka ka socda midowga afrika ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya ee AMISOM
Read More »Sugidda Amaanka B.Weyne Oo Maamulka Ku Baaqay
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku boorriyay shacabka ku nool magaalada Beledweyn iney la shaqeeyaan Ciidamo Booliis ah oo dhawaan ka howl bilaabay saldhigyada ku yaala xaafadaha magaalada Beledweyn. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax
Read More »ISKU SHANDHEYN GUDOONKA IYO GUDDIGA FULLINTA EE DALLADDA MIDEYNTA DHALINYARADA SOOMAALIYEE (USYU)
Shir laba maalmood u socday Gollaha Dhexe ee Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed USYU ayaa isku raacay in la isku shandheyo qaar ka mid ah xubnaha Sarsare ee Guddoonka & Guddiga Fulinta ee Dalladda USYU
Read More »UN Secretary General’s Special Representative for Somalia, Nicholas Kay on the postponement by the Puntland government of Local Elections
SRSG Nicholas Kay has described today’s decision to postpone the elections as “brave and wise” following violent clashes in parts of Puntland. SRSG Kay said “My condolences to those who have lost their loved
Read More »Isbital Casri Oo Madaxweynaha X. Ka Jaray [Sawiro]
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu xariga ka jarayaa Isbitaalka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyed kaas oo dib u dhis lagu sameeyay si uu u fuliyo howlihii loogu tala galay, Iyada
Read More »Doorashada Golaha Deegaanada Oo Ka Hadashay Qm
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midowbay, Nicholas Kay, ayaa ku tilmaamay go’aanka manta la gaaray ee ku saabsan dib-udhigista doorashooyinka, In uu yahay mid ay ku dheehantahay Geesinimo iyo caddaladdba”
Read More »Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo
Hal askari oo ka tirsan ciidaamada maamulka Jubbaland ayaa ku dhintay qarax saaka ka dhacay agagaarka Suuqa Ambulatoria ee magaalada Kismaayo. Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa xaqiijiyay qaraxa magaalada ka dhacay
Read More »