Monthly Archives: January 2013 »
Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
Wasiirka horumarinta iyo adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii laba todobaad socdaal shaqo ku soo kala bixisay dalalka Turkiga iyo Tuunisiya. soo dhaweyn heer
Read More »Midowga Afrika Wafdi Ka Socda Oo Maanta Muqdisho Yimid
Kadib markii uu maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Uqaabilsanaha Midowga Afrika ee Soomaaliya Max’ed Saalax AL Nadiif ayaa waxaa uu la kulmay qaar ka tirsan Madaxda dowladda. Kuwaasi oo ay ka wada hadleen
Read More »Degmada Afgooye Oo Ka Dhacay Qarax Khasaaro Geestay
Qaraxani oo ahaa Miino nuuca dhulka lagu aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee Degmada Afgooye waxaa lagula eegtay Gudaha Degmadaasi gaar ahaan Bar Koontarool oo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen
Read More »Golaha Wasiirada Oo Maanta Muqdisho Kulan Muhiim Ah Ku Yeeshay
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda maaalada Muqdisho. Waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane C/llaahi
Read More »Qarax & Dagaalo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka J.Hoose
Weeraradaani oo ahaa illaa labo bambaano oo nuuca gacanta lagu tuuro ayaa xalay waxaa lagu weeraray Guri uu ka degenyahay Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya Magaalada Kismaayo. Xarunta Gobolka Jubada Hoose
Read More »Xiriirka Kubadda Koleyga oo Qalab Isboorti la Guddoosiiyay
MUQDISHO:Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo {Ex-Lugino} ee Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday Kulan Guddoonsiinta qalab kala duwan oo Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed uu soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada jiilka cusub ee Isboortiga iyo dhaqanka
Read More »wasiir Kaalmoy iyo kuxigeenadiisa oo garoonka diyaaradaha ku qabtay kulan ( daawo sawirada)
Kulan looga hadlayay sidii loo dardar galinta howlaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Kulankan oo ay
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Ayaa Sheegay In Dhalinyaro Soomaali ah Oo Ku Xiran Dalka Liibiya
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ka warqabaan dhalinyaro badan oo Soomaali ah kuwaasi oo ku xiran dalka Liibiya. Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in tirada
Read More »War Deg Deg Ah Gobolka Gedo Oo Dagaal Goordhow Ka Dhacay
Gobolka Gedo ayaa waxa ay tilmaamayaan in deegaanka May Kooreebi uu Dagaal Culus Goor dhow ka qarxay. Dagaalka ayaa waxa uu udhexeeyaa Ciidamada dowladda iyo Kuwa Ithopiya oo dhinaca iyo Ururka AL Shabaab.
Read More »Somalia Foreign Ministers in London
Somalia’s Foreign Minister On Thursday Fowzia Yusuf Adam met with UK’s Foreign Secretary, William Hague. It was Minister’s first visit to the UK in her new role. Speaking after the meeting, Mr. Hague, said
Read More »