Monthly Archives: January 2013 »
Gudaha Magaalada Kismaayo Oo Xalay Ka Dhacay Dagaalo Sababay Khasaarooyin Kala Duwan & Duqeyn Culus
Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah gobolka J/hoose ayaa xalay halkaasi ka dhacaday duqeyn culus. Dagaalo ay isaga horyimaadeen ciidamada huwanta ee gacanta ku haya magaaladaasi iyo xoogagga Xarakada Al-shabab, kaas oo la sheegay
Read More »US Says Admits Role In French Mission in Somalia
Obama says US forces gave limited technical support in failed French bid to rescue intelligence agent. US president Barack Obama says American forces assisted in a failed attempt to rescue a French secret agent
Read More »Meydka Askari Kamid Ah Ciidamadii Faransiiska Oo Al-Shabaab Soo Bandhigay
Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigay meydka mid kamid ah Askartii Faransiiska ee ka qeyb qaatay hawlgalkii Buulo Mareer iyo hubkii uu watay. Askarigan uu ahaa kii ku dhaawacmay dagaalkii Buulo Mareer oo ay
Read More »wasiir Kaalmoy iyo Kuxigeenadiisa oo Kormeeray xarumaha ay leedaha wasaaradda howlaha guud.
Wasaaradda Howlaha Guud Dakadaha iyo Korontada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dhis lagu sameynayo xarumihii ay ku laheyd dalka kadib markii maanta wasiirka wasaaradaasi uu kormeer ku tagay qaar kamid ah dhisamayashii
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Cambaareeyay Howl Galkii Buulo Mareer
Iyadoo ay isi soo Tareyso Cambaareynta Loo Jeedinayo Howl Galkii Ciidamada Faransiiska ay Ka sameeyeen Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose iyo Khasaarihii ka dhashay Weerarkaasi. Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka
Read More »Jowhar Oo Irdaha La Isugu Dhuftay In Kabadan 10 Shirkadood Ee Xawaaladaha Ah
Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ku dhawaad toban Xawaaladood irdaha la isugu Dhuftay ka dib markii Maamulka Gobolka Sh/dhexe ay ku amreen in ay dhiibaan lacago Canshuuro ah.
Read More »Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeenta Ayaa Sheegay In Ay U Keeni Doonaan Shacabka Adeeg Koronto Oo Shirkado Caalami Ah
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy ayaa sheegay in ay Keeni doonaa Shirkado hor marsan oo casri ah isbedelna ku sameeya adeega Korontada dalka. Wasiirka ayaa tilmaamay in haatan dadka Soomaaliyeed
Read More »Stadium Banadir Khabiirkii Cowska DHigay Oo FIFA Baaq U Diray
Lex Vander oo ah khabiirkii cows-ka Artifishalka ah ku goglay garoonka kubada cagta Stadium Banadir muddo lix todobaad ah oo uu joogay Magaalada Muqdisho. Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA in uu ahmiyad
Read More »Dalka Burundi Ayaa Maanta Tababar U Aaday Shaqaalaha Dowlada Ka Tirsan
Shaqaalaha dowladda ayaa maanta ka Ambabaxay dalka kadib markii ay heleeen deeq wax barasho oo la Xiriirta shaqada ay dowladda u hayaan. Waxayna ka ambabexeen Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyagoo ku sii jeeda
Read More »Amisom Oo Lagu Weeraray Xarunta Gobolka SH/Hoose Ee Marka
Baraqanimadii maanta ayaa lagu bartilmaamsaday Kolonyo Gaadiid ah Qarax oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso. Ciidamada AMISOM oo Marayay Nawaaxiga Jaamacadda Harare ee Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxa ayaa la
Read More »