Monthly Archives: December 2012 »
Xulka Qaranka K/cagta dalka Nayjeeriye oo abaalmarintii ugu badnayd abid loo ballanqaaday
Xiriirka K/cagta ee Nayjeeriya ayaa loo ballanqaaday 90-kun doollar la siin doono cayaaryahan walba haddii ay xulkooda ku guuleystaan Koobka Qaramada Afrika 2013 Xiriirka K/cagta dalka Nigeria ayaa sheegay in cayaartoydooda xulka Qaranka K/cagta
Read More »Munaasabad lagu xusayay maalinta naafada Aduunka oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabad ay soo qaban qaabisay wasaaradda horumarinta adeegga bulshada laguna xusayay maalinta naafadda adduunka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan lagu xusayay maalinta naafadda adduunka
Read More »3-da December Xusuuso Qaraxii lala beegsaday Ardaydii qalin jabineysay Hotal Shaamo
Saddexda December 2009 waxay ahayd maalintii hotel-ka Shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay wasiirradii dowladda, shacabka, wariyeyaasha iyo Ardaydii qalin-jebiyeyaashii kulliyadda caafimaadka Banaadir. Marnaba kama go’ayso maskaxda shacabka maalintan iyo maalmaha kale ee la
Read More »Xildhibaan Dalxa oo ka sheekeeyay waxyaabaha naxdinta leh ee uu kusoo arkay Ghaza
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kalena kamid ah wafdi Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka carabta oo gaaray Gaza ayaa ka sheekeeyay waxyaabaha uu soo arkay halkaasi. Xildhibaan Dalxa ayaa
Read More »Pras Sues Director For Somali Pirate Documentary Footage
Pras is suing the director of his documentary about Somali Pirates. Pras has filed a lawsuit against Marshall Tyler, the director of Pras’ movie allegedly about the rapper being held hostage by Somali Pirates.
Read More »At least 26 killed in Somali clan battles
MOGADISHU — Fierce fighting between heavily armed rival clans in war-torn Somalia has killed at least 26 people in a dispute over grazing land and water, officials said Sunday. “There are many casualties,
Read More »WAFDI KA SOCDA DOWLADDA JABUUTI OO GAARAY MAGAALADA BELADWEYNE
Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa halkaasi gaaray maanta wafdi ka socda Dowladda Jabuuti. Wafdigaan oo uu horkacayo wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Jabuuti C/kariim Maxamed Kaamil, Taliyaha hay’adda Nabadsugida dalka Jabuuti Xasan Saciid,
Read More »Wasiirka Arrimada dibadda ee Soomaaliya oo amar culus duldhigtay safiiradaha Soomaaliya ee caalamka
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirada Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa todobaadkii hore bilowday howlgal ballaaran oo dib loogu habeynayo laguna dardar gelinayo waxqabadka Safaaradaha Soomaaliya ee ku yaal dalalka
Read More »Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku sii jeeda dalka Uganda(Qorshe culus oo uu u aadayo)
Warar aanu ka helnay ilo si aad ah ugu dhow madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan uu maalmaha soo socda gaari doono magaalo
Read More »Beesha Bariga Afrika Waxaa Si Toos Ah Ugu Biiray Ururka Soomaaliya
Kulan ka dhacay Dowlada Dalka Kenya ayaa isugu imaadeyn madaxda wadamada qaar ee bariga afrika in Soomaaliya ay si rasmi ah uga mid noqotey ururka Beesha Beriga Afrika . Kulanka ay qudbabdo kala duwan
Read More »