Beesha Bariga Afrika Waxaa Si Toos Ah Ugu Biiray Ururka Soomaaliya

jiinka December 1, 2012 Comments Off
Beesha Bariga Afrika Waxaa Si Toos Ah Ugu Biiray Ururka Soomaaliya

Kulan ka dhacay Dowlada Dalka Kenya ayaa isugu imaadeyn madaxda wadamada qaar ee bariga afrika in Soomaaliya ay si rasmi ah uga mid noqotey ururka Beesha Beriga Afrika .

Kulanka ay qudbabdo kala duwan ka jeediyeen madaxdii afrika ee ka qeyb gashey ayaa waxaa ay si weyn ugu amaaneyn Soomaaliya iney yeelatay dowlad rasmi ah….

 

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa ugu baaqey madaxda ururka Beesha Beriga Afrika in ay taageeraan Dowladda Soomaaliya si ay awood ugu yeelato hanashada Soomaaliya iyo Xiriirka Caalamka.

 

Ka dib markii ay Soomaaliya ku biirtay Ururka Beesha Bariga Africa Xili Dowladda Soomaaliya ay ka baxdey KMG ayna u gudubtey Federaal.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.