Monthly Archives: December 2012 »
Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya
Kenya ayaa dooneyso inay ciidamo badalaad ah ku soo kordhiso Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 2,000 oo ciidan. Dowlada Kenya ayaa iminka waxa ay qeyb
Read More »Baarlamanka Soomaaliya Oo Maanta Ansixiyay Wasiir Ku Xigeenidii Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid
Mudanayaasha baarlamanka ayaa kulankan waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka iyadoo uu shir gudoominayay Maxamad Cismaan jawaari oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya. Muhiimada kulan ayaa waxaa ay ahayd mid kaga doodayeen aragtidooda
Read More »Wafuudii Wasiirada Ahaa Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday
Wasiirada oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay socdaalkooda Magaalada Kismaayo. Sido kale Wasiirada ayaa waxay sheegeen in kulamo ballaaran ay soo wada qaateen maamulka KMG ah
Read More »Tirada Dadka Soomaaliyeed Oo Kor U Dhaaftay Ka Soo Laaba Shadoodii Nairobi
Maalin walba garonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo caga dhigta ku dhawaad 5 diyaaradood oo intooda badan uu duulimaadkoodu yahay Muqdisho Nairobi. Waxaa saaran duyuuradahaasi rakaab Soomalia ah oo aad u tira bada.
Read More »Qiimeyn Lagu Sameeyay Stadium Muqdisho Bur-Burkiisi Ka Dib Si Dib Loogu Dhiso
Garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah qabiirka hada dhisaya
Read More »Nigeria To Deploy 140 Police Officers To Somalia
The Federal Government of Nigeria has signed a Memorandum of Understanding, MoU, with the African Union, AU, for the contribution of one Formed Police Unit, FPU, of 140 police officers and other resources to
Read More »Wasiirka Howlaha Guud & Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Ka Qeyb galay Kulan Looga Hadlayey Hormarinta Garoonka
kadib kulan uu laqaatay Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dalka laamaha kala duwan ee garoonka Aadan Cade ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in lasugo amaanka garoonka diyaaradaha ee Aadan
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Dowlada Kenya Ku Eedeeyay Dhibaateynta Aan Tiro Koob Laheyn Ay Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Ku nool
Xildhibaan Dalxa ayaa ugu Baaqay Masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya in ay Kenya kala xaajoodaan dhibaatada ay ku heyso Shacabka Soomaaliyeed Maadama dowladdu ay Masuul ka tahay Shacabka. Dalxa ayaa xusay in xaalad dhibaato
Read More »Midowga Amisom Iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Howl Gallo Ballaaran Ka Wada Magaalada Balad Wayne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan
Saraakiil ka tirsa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in hol gallaadani ballaaran ee ay maanta ka sameeyeen Magaalada Baladweyne ay ku soo qabteen kooxo ka tirsan Ururka Al Shabaab. Dadkaan la soo
Read More »The Humanitarian Turkey’s Sends Aid To Somalia 27 Tons
Turkey’s Disaster and Emergency Management Presidency (AFAD) sent 27 tons of humanitarian assistance to Somalia, via a cargo plane provided by Turkish Airlines. The aid was collected through coordination by the Health Ministry.
Read More »