Monthly Archives: September 2012 »

Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Waxaa shalay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay 9-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa oo muddooyinkii ugu dambeeyay u xayirnaa is qab qabsi beelahooda la xariiray iyo kuwo tan iyo markii

Read More »
Wararkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka sh/dhexe

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka sh/dhexe

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay la wareegay gacan ku heynta degmada Warsheekh ee gobolka Shabelaha Dhexe, iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah oo

Read More »
IFJ Takes Campaign for Journalists’ Safety to UN General Assembly with Call to End Impunity

IFJ Takes Campaign for Journalists’ Safety to UN General Assembly with Call to End Impunity

xeydar September 8, 2012 Comments Off

IFJ delegation and other members of the coalition , meeting with UN General Assembly President in New York on Friday.   The International Federation of Journalists (IFJ) yesterday took the first step to launch

Read More »
The British Ambassador to Somalia, Matt Baugh on Friday issued the following statement on Friday.

The British Ambassador to Somalia, Matt Baugh on Friday issued the following statement on Friday.

xeydar September 8, 2012 Comments Off

  “This is a moment of real significance for Somalia. It a few days’ time, Somalia’s new Parliament will meet to elect a new President and so end the Transition. This Parliament, formed only

Read More »
Xildhibaano ka mid ah Baarlamaankii hore oo ka cabanayo Dhaqaalo ay sheegeen inay ka maqan yihiin

Xildhibaano ka mid ah Baarlamaankii hore oo ka cabanayo Dhaqaalo ay sheegeen inay ka maqan yihiin

xeydar September 8, 2012 Comments Off

Ku dhawaad 30 Xubnood oo kamid ah Baarlamaankii hore ee Soomaaliya oo maanta kulan isugu yimid Magaalasda Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen arimo badan oo la xiriira Xaalka uu Dalka uu marayo iyo

Read More »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya afduub loo geystay mid ka mid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka cusub.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya afduub loo geystay mid ka mid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka cusub.

xeydar September 8, 2012 Comments Off

Nabadoon Cismaan Cadaawe oo ka mid ahaa waxgaradkii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya, waxna ka ansixiyey dastuurka cusub ayaa shalay lagu afduubtay magaalada Muqdisho, waxaana arrintaasi u xaqiijiyey warbaahinta C/raxmaan Sheekh Axmed oo ka mid

Read More »
Kulan saacado badan qaatay oo dhexmaray labada Shariif, loogana hadlay arrimo

Kulan saacado badan qaatay oo dhexmaray labada Shariif, loogana hadlay arrimo

xeydar September 8, 2012 Comments Off

Kulan saacado badan qaatay ayaa habeen hore ku dhexmaray xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaas oo looga

Read More »

xeydar September 5, 2012 Comments Off

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho isaga oo si weyn Magaalada Muqdisho loogu soo dhaweeyay. Cali Maxamed Geedi ayaa markii uu kasoo dagay garoonka Muqdisho waxaa

Read More »
TANZANIA: EAJA calls for exhaustive and impartial investigation over journalist’s death following formation of a commission of inquiry

TANZANIA: EAJA calls for exhaustive and impartial investigation over journalist’s death following formation of a commission of inquiry

xeydar September 5, 2012 Comments Off

The Eastern Africa Journalists Association (EAJA) greets with cautious optimism the formation of a probe team to investigate the killing of a Channel Ten journalist, Daudi Mwangosi, in Tanzania’s Iringa region on 2 September

Read More »
Musharraxiinta u taagan xilka qabashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad gubiyay araajidooda

Musharraxiinta u taagan xilka qabashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad gubiyay araajidooda

xeydar September 5, 2012 Comments Off

Xubnaha araajidooda maalintii labaad gudbinaya ayaan illaa iyo hadda ka mid aheyn madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo waqtigoodii dhammaaday kuwaasi oo ku ekaa 20-Agusut ee bishii tagtay. Guddiga qaabilsan doorashooyinka ayaa maanlintii

Read More »