Monthly Archives: September 2012 »
Suugaan Beeraleey “Prof. Dalxa”
“Aw Siiddow Saliid Suubis ma dhiibaayo ee Aw Saalax aan u socdaa waxiis i soo siiyo”. sidaana waxaa yiri Prof. Dalxa
Read More »Xilliga la qabanayo caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la shaaciyey
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shalay sheegay in la caleemo saari doono todobadka soo socda, ka dib markii Isniintii todobaadkan uu cod aqlabiyad ah kaga adkaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Read More »Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka hadlay qaraxa lala beegsaday
Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee la eegtay Hotelkii uu ka deganaa magaalada Muqdisho xilli uu la shirayay wasiirka arrimaha dibadda Kenya. Madaxweynuhu waxa uu
Read More »Madaxweynaha Soomaaliya oo laga raray Hotelkii uu deganaa
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si degdeg ah looga saaray Hotelkii uu ka degenaa magaalada Muqdisho ee Hotel Jazeera. Rariddan ayaa ku soo
Read More »UN Special Representative for Somalia statement on attack in Mogadishu
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) The Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Dr. Augustine P. Mahiga strongly condemns today’s attack on the Jazeera Hotel in which President Hassan Sheikh Mohamud was
Read More »Weriyaha Bar-kulan ee Muqdisho oo la xiray
Weriye Cali Maxamed Guutaale Weriye Cali Maxamed Guutaale oo idaacadda Bar-kulan uga soo warrama magaalada Muqdisho ayay ciidamada dowladda Soomaaliya xireen xilli uu ku sugnaa hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Weriyaha ayaa ka mid
Read More »Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ee Madaxweynaha lagu weeraray
Iyadoo qarax xoogan maanta lala beegsaday Hotel uu dagan yahay Madaxweynaha cusub ee Somaaliya ayaa masuuliyada qaraxaasi waxaa sheegtay Ururka Al-Shabaab. War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twiterka ee Al-Shabaab ku leeyihiin internentka
Read More »Kooxda Fc Saxafi Oo Guul Ka Soo Hoyday Isreereebka Koobka Jaamacada Carabta
Kooxda Kubada Cagta Fc Sahafi ayaa Guul Kasoo hoysay isreeb reebka koobka jaamacada carabta oo ka socotay Komoros waxayna la ciyaartay koox ka socotay wadanka Jabuuti . Koobkaan ayaa waxaa lagu qabtay dalka Komoros
Read More »Qaraxyo ismiidaamin ah lagu qaaday Hotel uu magaalada Muqdisho ka deganyahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Labo qarax oo ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay hotelka uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha dhowaan la soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud. Weerarkan ayaa ahaa qaraxyo ismiidaamin ah oo la doonayay
Read More »THE AFRICAN UNION WELCOMES THE SUCCESSFUL PRESIDENTIAL ELECTION IN SOMALIA
The Chairperson of the Commission of the African Union (AU), Jean Ping, welcomes the successful completion of the presidential election in Somalia, which was held in a transparent and fair manner. He congratulates Mr.
Read More »