Monthly Archives: September 2012 »
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo Muqdisho kasoo dagay
Waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminaayo. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin
Read More »Fanaanadda Maryan Mursal oo gabar ay dhashay ay ka qaateen gaalo, balse si xirfadeysan uga soo ceshatay
Fanaanadda weyn ee caanka ah ee Maryan Mursal Ciise ayaa sheegtay in mid ka mid ah carruurteeda oo gabar ah ay ka qaateen Gaalo, balse waxay xustay inay si farsameysan gabadheeda uga soo ceshatay
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD SIDEE AYUU U XUKUMI DOONAA SOOMAALIYA?!!!!
Doorashadii Soomaaliya gudaheeda ka dhacday 10-kii September 2012-ka waxay aheyd doorasho muujisay inay Soomaalidu is maamuli karaan illaa iyo xad dalkoodana dib u hagaajisan karaan haddii waqti ku filan loo siiyo fursad taam ah
Read More »Madaxweynaha maamulka Puntland oo saacadaha soo socda ku fool leh magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan ayaa ku fool leh magaalada Muqdisho manta oo Sabti ah si uu kulamo ula qaato Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay inuu kala hadli doono magacaabista
Read More »Xil ka qaadis lagu sameeyay kooxdii cunaqabateynta hubka Soomaaliya, lana magacaabay kuwo cusub ka dib markii
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday inay xil ka qaadis ku sameeyeen Guddihii hore ee u qaabilsanaa cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya {Monitoring Group}, sidoo kalena waxaa la magacaabay Guddi kale
Read More »Madaxweyne Xassan Sheekh:- Xalka Al-shabaab ma ahan milatari oo keliya ee qorshayaal kale ayaanu ugu talo galnay
Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysigii ugu horeeyay ee uu bixiyey waxa uu uga hadlay xaaladda guud ee dalka Soomaaliya sida ay ula muuqata iyo dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab
Read More »Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay ciidamo si gaar ah u tababaran geyn doonaan dalka Soomaaliya
Xog’hayaha difaaca dalka Mareykanka Leon Panetta oo ka hadlayey kulan ka dhacay magaaladda Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore ee uga jira inay
Read More »Shaping Somalia’s Political Landscape: Profile of Halima Ismail Ibrahim – Co-Chair Technical Selection Committee
At the age of 15 Halima Ismail Ibrahim was already advocating for women’s rights at her high school in Afgoye, 30 km from Mogadishu. With or without a functioning state, as a passionate and
Read More »Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose oo Sheegay in ay howl gallo ka wadaan degmada Afgooye
Iyadoo shalay galinkii dambe Qarax sababay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac uu ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Maamulka Degmadaasi . Guddoomiyaha Gobolka Shabeeelaha Hoose C/qaadir
Read More »Dibadbaxyo looga soo horjeedo aflagaado loo geestay Nabi Muxamed oo ka dhacay qaar kamid ah Gobalada dalka
Wararka ka imaanaya Magaalooyinka Kismaayo iyo sidoo kale Buulo Barde oo ka kala tirsan Jubadda Hoose iyo Gobalka Hiiraan ayna maamulaan Ururka Al-Shababa ayaa waxa ay sheegayaanin halkaasi uu ka dhacay Dibadbaxyo ballaaran oo
Read More »