Monthly Archives: September 2012 »

Kulan degdeg oo ay yeesheen Guddiga amniga dowladda Soomaaliya iyo ciidamo lagu daadiyey xaafadaha Muqdisho

Kulan degdeg oo ay yeesheen Guddiga amniga dowladda Soomaaliya iyo ciidamo lagu daadiyey xaafadaha Muqdisho

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Guddiga ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa kulan degdeg oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen shalay iyo xalay waxay ku go’aamiyeen in baaritaan iyo howlo lagu sugayo ammaanka ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho oo ammaankeeda

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo codsi gaar ah u diray Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya oo codsi gaar ah u diray Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya

xeydar September 22, 2012 Comments Off

Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shalay si rasmi ah loogu dhaariyey xafiiska Ra’isul wasaarenimada dalkaasi ka dib markii uu ka geeriyooday xilkaasi Ra’isul wasaarihii hore ee Itoobiya Melez Zenawi, wuxuuna dhaarta

Read More »
WAX-QABADKA WASAARADDA HORUMARINTA   HAWEENKA IYO DARYEELKA QOYSKA

WAX-QABADKA WASAARADDA HORUMARINTA HAWEENKA IYO DARYEELKA QOYSKA

xeydar September 21, 2012 3

WARBIXIN SANADEEDKA AUGUST 2011 ilaa JULY 2012 EE WAX-QABADKA WASAARADDA HORUMARINTA HAWEENKA IYO DARYEELKA QOYSKA Hordhac . Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska. waxay ka mid tahay Wasaaradaha mas’uulka ka ah arrimaha bulshada ee

Read More »
3 Journalists killed, at least 4 wounded in Mogadishu

3 Journalists killed, at least 4 wounded in Mogadishu

xeydar September 20, 2012 Comments Off

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in strongest terms possible the killing and wounding of journalists in a horrifying suicide attack in Mogadishu restaurant frequented by journalists. Two suicide bombers walked into

Read More »
Faah faahin:Dhimashada Qaraxii ka dhacay Guriga Hooyinka Xamarweyne oo sii kodheysa.

Faah faahin:Dhimashada Qaraxii ka dhacay Guriga Hooyinka Xamarweyne oo sii kodheysa.

xeydar September 20, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaaya Isbitaalka Madiina oo ah Halka la gaarsiiyay dhaawacyada qaar kamid ah Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Xamarweyne ayaa sheegay in ay sii kordheen . Wariyaasha kala ah Liibaan

Read More »
Kenya oo sheegtay in ciidamadeeda iyo kuwa Soomaaliya ay ku dhowyihiin magaalada Kismaayo

Kenya oo sheegtay in ciidamadeeda iyo kuwa Soomaaliya ay ku dhowyihiin magaalada Kismaayo

xeydar September 19, 2012 Comments Off

Saraakiisha ciidanka Kenya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaranyihiin sida ay yiraahdeen magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, hakaas oo ay kumannaan

Read More »
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii sheegayey in Sheekh Shariif uu ka dambeeyay qarixii Hotel Jaziira

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii sheegayey in Sheekh Shariif uu ka dambeeyay qarixii Hotel Jaziira

xeydar September 19, 2012 Comments Off

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Prof. Sam Ongeri ayaa shalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi waxa uu ku beeniyay war uu qoray Wargeyska The Daily Nation oo soo xigaanayey isaga qushiisa

Read More »
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland oo Faroole ku eedeeyay inuu walaaqayo arrimaha Soomaaliya,

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland oo Faroole ku eedeeyay inuu walaaqayo arrimaha Soomaaliya,

xeydar September 19, 2012 Comments Off

Maxamed Cabdi Yuusuf {Gaagaab} oo horay uga soo noqday maamulka Puntland Madaxweyne ku xigeen iyo wasiirkii Maaliyadda ee maamulkii Gen. Cadde Muuse Xirsi oo la hadlay warbaahinta isagoo ku sugan magaalada Dubai ayaa si

Read More »
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo iyo xaaladda oo aad u kacsan

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo iyo xaaladda oo aad u kacsan

xeydar September 18, 2012 Comments Off

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xaalada Magaaladaasi saakay ka tahay mid kacsdan kadib markii ay isaga bexeen inta badan xoogagii Al-shabaab. Wararku waxa

Read More »
Diyaarad dagaal oo lagu soo riday dagaal culus oo markale ka dhacay deegaano ka tiran J/hoose iyo Al-shabaab

Diyaarad dagaal oo lagu soo riday dagaal culus oo markale ka dhacay deegaano ka tiran J/hoose iyo Al-shabaab

xeydar September 18, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu markale shalay ka dhacay isla degaanadii uu doraad ka dhacay dagaalka aadka u cuslaa kaas oo dadka ku dhintay ay kor

Read More »