Monthly Archives: August 2012 »
Beesha Caloofi ee Gaaljecel oo Shaaca ka qaaday inay duubaneyso Ugaas cusub.
Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahno, Culimaa’udiin, Haween, Dhalinyaro, Indheergarad iyo qeybaha kala duwan ee beelsha Caloofi oo ka mid ah beelweynta Gaaljecel ayaa waxay shaaca uga qaadeen inay
Read More »liiska Baarlamaanka Cusub oo Hor dhac ah
Guddiga Farsamada Soo xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saarey 202 xildhibaan kuwaas oo buuxiyey shuruudihii Xildhibaanimo, waxaana dhiman 73 Xildhibaan kuwaas oo dib loogu celiyey Odoyaashii soo xuley si ay u soo
Read More »Odayaasha dhaqanka “Beesha caalamka ayaa caqabad ku ah soo xulista baarlamaanka cusub”
Malaaq Maxamed Yacquub oo ka mid ah Odayaal iyo waxgarad kulan shalay la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa sheegay inay u gudbiyeen in beesha caalamka ay ka
Read More »Kulan lagu taageerayay Musharax Farmaajo oo maanta Muqdisho ka dhacay
Kulanka ayaa ahaa mid ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah waxana looga hadlayay sidii hogaan hagaagsan ee samata bixiya Shacabka Soomaaliyeed u hanan lahaa dalka. Waxaana taageero loogu muujinayay
Read More »Munaasabad lagu taageerayay Musharax C/laahi Axmed Caddow oo maanta Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad lagu taageeraya musharax C/laahi Axed Caddow ayna kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulashada Ururada Dhalinyrada ka jira dalka Fanaaniin iyo Abwaano iyo sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta
Read More »CIIDAHA MARKA LA GAARO CARUURTEENA AYAAN U CABSADAA.
Sanad walbo marka la gaaro dhamaatka bisha Ramadaan waxaa suuqyada Magaalada Muqdisho lasoo camiraa allaabo loogu talagalay in ay ku cayaaraan caruurta, allaabadasi ayaa isugu jira kuwo dhibaato u keena Caruurta Soomaaliyeed iyo kuwo
Read More »DOWLADDA KMG AH OO SI RASMI AH U DHAMEYSTIRTAY MAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE (MAGACYADA XUBNAHA LA MAGACAABAY)
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladda KMG ah ayaa lagu magacaabay xubnihii ka dhinaa maamulka Gobolka Sh/dhexe, waxaana wareegtadaasi laga akhriyay munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda arrimaha Gudaha, halkaasi oo ay goobjoog
Read More »AMISOM urges all forces in Somalia to spare civilians
AFRICAN UNION UNION AFRICAINE Nairobi‐August 16th, 2012; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Diarra, has reiterated AMISOM’s efforts to mainstream the protection of the civilian
Read More »Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dowladda KMG oo hadalo kulul isweydaarsaday iyo khilaafka u dhaxeeya oo gaaray…
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib martkii uu ka soo qeybgalay shirkii dalalka Islaamka ee ka dhacay dalka Sacuudiga ayaa shir jaraa’id
Read More »Dowladda Yugandha oo sheegtay inay dib u dhigtay howlgal ay ka fulin laheyd Soomaaliya, ciidamadeedana kala baxeysa…
Dowladda Yugandha ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inay dib u dhigtay howlgal military oo ay ciidamadeeda ka fulin lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya ka dib markii sida ay sheegtay ay burbureen 3 ka
Read More »