Ciyaaraha »
Dhismihii Ugu Dambeeyay Garoonka Kubadda Cagta Ee Banaadir
Xiriirka kubbadda cagta adduunka (FIFA) ayaa maal-geliyay mashruuc lagu magacaabo WIN IN AFRICA WITH AFRICA. Iyadoo Soomaaliya ay nasiib u yeelatay inay ka mid noqoto dalalkii ugu dambeeyay ee ka faa’iidaysta,. Sida uu
Read More »Garoomada K.Cagta Eritrea Oo Loo Magacaabay Khabiir Soomaali Ah Inuu Kormeero
Xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA. Waxaa uu u socdaali doonaa dalka
Read More »Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Ku Xaqiijiyey In Mudo Saacado Ah Lagu Haystey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Portland Ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka Kadib Asalkiisu Uu Ahaa Soomaali
Mo Farah ayaa loogu Celshay Gudaha Dalka Mareykanak Argagixio ahaan isagoo Xitaa watay Biladihii Dahabka ee uu ku Guulaystay Ciyaarihii Olympics ka ee sanadkan lagu qabtay Magaalada London. Geesigi Kooxdi GB ayaa ka
Read More »Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada
Munaasabadii lagu soo gebagebeeynayay horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud. Ciyaarta oo imbadan soo socotay ayaa gabi ahaanba maanta lagau soo afjaray kaas oo muddo Todobaad ah ka socday garoonka Kubbada Cagta ah ee
Read More »Qiimeyn Lagu Sameeyay Stadium Muqdisho Bur-Burkiisi Ka Dib Si Dib Loogu Dhiso
Garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah qabiirka hada dhisaya
Read More »FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory.
The FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory at a special luncheon ceremony held at the LIDO Seafood restaurant in the
Read More »Kooxda MAKAROONA Oo Koobkii MOWLIID MACAANI Ka Fara Maroojisatay Kooxda BARQASH STARS.
Cayaaryahanada Kooxda MAKAROONA ayaa xalay la hoyday koobka MOWLIID MACAANI, kadib markii cayaar xiiso badan oo ka dhacay garoonka ALTARAJI ee magaalada JEDDAH kaga badiyeen ciyaartoydii BARQASH STARS, Cayaartaas oo ahayd tii kama dambeyska
Read More »Xulka Qaranka K/cagta dalka Nayjeeriye oo abaalmarintii ugu badnayd abid loo ballanqaaday
Xiriirka K/cagta ee Nayjeeriya ayaa loo ballanqaaday 90-kun doollar la siin doono cayaaryahan walba haddii ay xulkooda ku guuleystaan Koobka Qaramada Afrika 2013 Xiriirka K/cagta dalka Nigeria ayaa sheegay in cayaartoydooda xulka Qaranka K/cagta
Read More »Kulamadii U Dhaxeeyey Xulka Tanzania & Xulka Kubada Cagta Soomaaliyeed Oo Ku Guul Dareesatay Ciyaartii {Cecafa}
kulankii dhaxmarayey Soomaaliya iyo Tanzania oo ka dhaceesay Dalka Ugandha islamarkaana ciyaaraha loogu tar tamayo koobka bariga iyo bartamaha Africa ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan. Ciyaartaan ayaa waxa ay ku
Read More »CIYAARTOOYDA DALKA SUUDAAN OO KA BADISAY KOOXDA CIYAARTOOYDA SOOMAALIYA
Ciyaar aad uxiiso badan oo u dhaxeysay xulka dalkeena Soomaaliya iyo dalka Suudaan ayaa waxa ay kusoo idlaatay jawigii loogu talo galay. Qeybaha hore ee ciyaarta ayaa waxa ay ku bilaabatay weerar Soomaaliya ay
Read More »