Ciyaaraha »
Guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed Oo laku dilay degmada Dharkeenley
Rag hubeysan ayaa shalay galinkii dambe dil ugu geystay magaalada Muqdisho guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Labo nin oo dhallinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa ku dilay Amiin
Read More »FIFA Oo Macalimiin Soomaaliyeed U Xirtay Taba-Bar
Khabiir ka socday xiriirka kubadda cagta aduunka ayaa tababar mudo 5 maalmood soconayay u soo gabagebeeyay macalimiin soomalaiyeed. Tababarkan ayaa markii u dhamaaday waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyay macalimiintii ka faa’ideeystay oo kor u dhaafeeysay
Read More »FIFA CONFIRMS SUCCESSFUL “TOUCH THE WORLD” INITIATIVE IN SOMALIA
With the conclusion of the first ever FIFA grassroots coaching course in Somalia on Monday 19th of August 2013, the world football governing body has confirmed the successful implementation of President Blatter’s ‘touch
Read More »Wiish Stadium Oo Loo Bixiyay Garoonka Ex Luujino
Munaasabadan oo ahayd mid magaca looga badalayay garoonka kubadda koleyga ee Ex Luujino oo loogu magac daray Aadan Xaaji Yeberow Wiish oo ahaa guddoomiyihii gudiga Olombikada soomaaliyeed oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay golaha
Read More »FIFA Oo Ay Muqdisho Ku Tababareyso Macallimiin
Xiriirka kubbadda cagta adduunka ee FIFA ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 tababare oo ka kala yimid 25 koox oo ka diiwaangashan Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta. Macallimiinta ka qeyb galaysa
Read More »FiFA Khabiir Ka Socda Oo Soo Gaaray Muqdisho
Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu diyaar garow xoogan ugu jiro tababarka heer FIFA ah ee dalka lagu qabanayo markii ugu horeysay muddo ku dhow 30 sanadood ayaa waxaa saaka magaalada Muqdisho soo
Read More »Mo Farah cruises to easy win in 3,000m to revive memories of last year
• Olympic double champion in stunning form again • Farah warms up nicely for world championships Mo Farah celebrates winning the 3,000m in the London Anniversary Games at the Olympic Stadium. As he cruised
Read More »Shirka Olombikada Carabta Oo Ka Qeyb. Soomaaliya
Gudiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ka qeybgalay shirweynihii dalalka carabta ee ka dhacay dalka Sacuudiga gaar ahaan magaaladiisa Jeddah,kaasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan madaxda Olombikada dalalka Carabta. Shirweynaha Olympikada dalalka carabta
Read More »This comes as the war-ridden c
Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab said Thursday that the SFF was fully grateful to FIFA and its development department for giving the his federation a chance to hold its FIFA
Read More »Kooxda IFTIN STARS oo la hoyatay koobkii Marxuum Suleymaan Colaad Rooble Jiddah (KSA)
Waxaa maanta oo jimce ah lagu soo gabagabeeyay garoonka Altaraji ee xaafadda Sharafiyah, tartankii koobka Marxuum Suleymaan Colaad Rooble ee dhowaanahan ka socday magaalada Jeddah ee dalkan boqortooyada Sacuudiga. Tartankan oo socday mudo saddex
Read More »