Somali News »

XAALADA XAAFADA ISLII OO HAATAN DEGAN

XAALADA XAAFADA ISLII OO HAATAN DEGAN

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in saaka xaalada xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ay tahay mid degan oo aan dhibaato ka jirin.   Sida qaar kamid ah

Read More »
Kaalmoy;Wasiirka  Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda cusub oo la wareegay xilka wasaaraddaas Baaqna u diray Soomaalida {SAWIRRO}

Kaalmoy;Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda cusub oo la wareegay xilka wasaaraddaas Baaqna u diray Soomaalida {SAWIRRO}

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Wasiirka  cusub ee wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, Muxydiin Maxamed Kaalmoy ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasaaraddaas, isagoo Soomaalida ugu baaqay inay dagaalka daayaan ayna ka qaybgalaan dib

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddiisu ay wax weyn ka bedeli doono Xaaladda uu dalku ku jiro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddiisu ay wax weyn ka bedeli doono Xaaladda uu dalku ku jiro

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay wax weyn ka bedeli doonto xaaladda uu dalku ku jiro, kaddib markii uu hadal ka jeediyay munaasabad ay xilalka kula wareegayeen qaar

Read More »
WASIIRADA ARIMAHA DIBADA OO MAANTA LA DHAARIYAY

WASIIRADA ARIMAHA DIBADA OO MAANTA LA DHAARIYAY

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dhaariyay wasiirada arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya.   Guddoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa dhaariyay

Read More »
Dhaq-dhaqaaqa ganacsiga iyo isu socodka gaadiidka ee xaafadda Islii oo hakad galay

Dhaq-dhaqaaqa ganacsiga iyo isu socodka gaadiidka ee xaafadda Islii oo hakad galay

jiinka November 19, 2012 Comments Off

waxaa hakad galay dhaq-dhaqaaqa ganacsiga magaalada Nairobi gaar ahaan Islii, ka dib markii uu saamayn ku yeeshay qaraxii shaley ka dhacay xaafadda ay Soomaalidu ku badan yihiin ee islii.   waxaa gabi ahaanba istaagay

Read More »
QAAR KAMID AH WASIIRADA CUSUB OO MAANTA XILKA LA WAREEGAYA

QAAR KAMID AH WASIIRADA CUSUB OO MAANTA XILKA LA WAREEGAYA

jiinka November 18, 2012 Comments Off

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socota munaasabado ay xilalka kula wareegayaan wasiiro ka tirsan Xukuumadda cusub ee dalka Soomaaliya iyo wasiiradii hore. Qaar kamid ah wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya

Read More »
Jabuuti oo ku baaqday in la qabto shirweyne dhaqaale loogu ururinayo dib u dhiska Somalia

Jabuuti oo ku baaqday in la qabto shirweyne dhaqaale loogu ururinayo dib u dhiska Somalia

jiinka November 18, 2012 Comments Off

Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa ku soo gabgaboobay magaalada Jabuuti.   Kulankan oo ahaa kalfadhigii 39 aad ee ururka iskaashiga Islaamka ayaa dowlada Djibuuti waxay ku baaqday in la

Read More »
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO HAMBALYO U DIRAY HOGAAMIYAHA CUSUB EE DALKA SHIINAHA

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO HAMBALYO U DIRAY HOGAAMIYAHA CUSUB EE DALKA SHIINAHA

jiinka November 17, 2012 Comments Off

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Prof Xasan Shiiq Maxamuud ayaa hambalyo loogu diray oo ku qotonta guusha uu gaaray Xi Jinping noqday hoggaamiyaha cusub ee Shiinaha.   Anigoo ku hadlaya Magaca shacabka

Read More »
Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Wasiirradii Hore

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Wasiirradii Hore

jiinka November 17, 2012 Comments Off

wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay wasiirradii hore ee dowladda KMG aheyd, kaasi oo ku saabsanaa sidii loo ballaaran lahaa wada shaqeynta Xukuumadda Cusub iyo midii hore, isla amrkaana loogu mahadcelin

Read More »
WASAARADA CAAFIMAADKA OO MAANTA XARIGA KA JARTAY OLOLE LAGU TALAALAYO CARUURTA

WASAARADA CAAFIMAADKA OO MAANTA XARIGA KA JARTAY OLOLE LAGU TALAALAYO CARUURTA

jiinka November 17, 2012 Comments Off

Wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jartay olole ballaaran oo lagu talaalayo caruurta islamarkaana ay ka bilaabeen Degmooyinka kala duwan ee Gobalka Banaadir.   Agaasimaha Wasaarada caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Ducaale Aadan Maxamuud

Read More »