Somali News »
Deg Deg: Wariye ka tisan Mustaqbal Radio oo ku geeriyooday Qaraxii maanta
Wariye Maxamed Cali Nuruxkey waxana uu kamdi ahaa dad shacab ah oo maanta muqdisho lagu xasuuqay oo ay masuuliyadiisa shegteen xaarakada Al Shabaab, waxana Shabab ay sheegen in ay weerareen masuul ka tirsan
Read More »Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ee manta Ex-fiyoora
War Saxafadeed Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta kooxaha nabad diidka ahi la beegsadeed xarunta Ex-Fayora ee degmada Xamerweyne. Qaraxaan ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku
Read More »Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Berbera iyo wasiirka oo arrintaasi ka hadlay
Sida ay daabaceen qar ka mid ah warbaahinta maamulka Somaliland waxaa muddo kooban lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire, halkaas oo diyaaraddii uu saarnaa wasiirku
Read More »Al-shabaab oo kufaanay in ay Ciidamada Ethiopia ku qasbeen kabixitakoodii Xudur.
Ninka u qaabishan kooxda Shabaab gobalada Baay iyo Bakool ee Koofurta Soomaaliya, ayaa waxa uu aad ugu faanay in ciidamada Ethiopia ay ku qasbeen in ay isaga hulelaan Xudur kadib markii ay go’doomiyeen oo
Read More »Weriye Koronto oo xorriyaddiisa dib u helay
Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) oo loo heystay wareysi uu ka qaaday haweeney sheegtay in la kufsaday ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa kaddib markii maxkamadda sare ee dalka ay amar ku bixisay sii-deyntiisa.
Read More »RA’IISUL WASAARE SAACID OO KORMEERAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliye Wasiirka
Read More »YEMEN AIRWAYS OO DUULIMAADYADEEDA KA BILAABI DOONTA SOOMAALIYA
Diyaarada Yemen Airways ayaa waxa lagu wadaa in dhawaan ay ka howl bilowdo magaalada Muqdisho sida ay sheegeen mas’uuliyiinta diyaarada, ka dib wafdi ka socda dalka yeman oo muqdisho soo gaaray. Wafdigani ayaa waxaa
Read More »Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo bilaabay baahinta Nabadeynta Gobolada Dalka
Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed gudigiisa fulinta iyo xubnaha golaha oo wada jira ayaa maanta bilaabay socdaalkii ugu horeeyay oo ay ku baahinayaan Nabad ku wada noolaashaya shabacka ku dhaqab Gobolka Shabelada Hoose. masuuliyiinta Golaha Salaadiinta
Read More »Xiriirka Ururrada Shaqaaalaha Sooamaliyeed (XUSS) oo Shirweynahoodii Labaad Ku doortay Gudoomiye Cusub
Shirweynaha oo ay ka qayb-galayeen ergooyin ka kala socday urrurada ku bahoobay xiriirka ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen qaybo kala duwan oo dalka ah; waxaana shirweynaha ka
Read More »Talooyin wax ku ool ah oo maanta laga soo jeediyay Dood Celmiyeedkii ka socday Xarunta W/Hawlaha Guud.
Dood Celmiyeedkii ka socday xarunta Wasaradda Hawlaa guud Dekadaha, Gaadiidka Badda iyo Tamarta ayaa galay maanta maalintii 3aad, iyadoo ay ka qeybgalayaashuna si saraaxad leh uga doodaayaan Dhibaatooyinka ragaadiyay Gudashadda Xilka baaxadda leh ee
Read More »