Wariye Maxamed Cali Nuruxkey waxana uu kamdi ahaa dad shacab ah oo maanta muqdisho lagu xasuuqay oo ay masuuliyadiisa shegteen xaarakada Al Shabaab, waxana Shabab ay sheegen in ay weerareen masuul ka tirsan Nabadsugida qaranka.
Warar gordhan naga soo gaaray isbitaalka Madiina oo dhaawac ahaan loo geeyay ayaa xaqiijinaya in Nuruxkey uu geriyooday Allaha u naxariistee, waxaana maamulka idaacada Mustaqbal ee magalada Muqdisho iyo ehelada nuxurkey ay haatan ku howlan yihiin qabnqaada aaska Wariyaha o birito lagu aasayo Muqdisho.
Sidoo kale waxaa xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneysaa Wariye C/rashiid Sheel oo kamid ahaa dadkii maanta lagu xasuuqay agagaarka guriga hooyooyinka ama hoyga fanaaniinta Soomaliyeed ee Ex fiyoore.
Weerarkaas ay shacabka Soomaaliyeed ay ku baaba,een ayaa waxaa masuuliyadiisa sheegtay ururka Al Shabab oo ka tirsam Al Qaacida oo loogana bartay in uu qaraxyo ismiidaamin ah uu ka fuliyo Soomaliya.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwebi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia
Comments are closed.