Somali News »

Madaxweynaha Oo Ka Qeyb-Galay Shirka UK Ee G8

Madaxweynaha Oo Ka Qeyb-Galay Shirka UK Ee G8

jiinka June 16, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, Isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8

Read More »
Wufuud Ka Qeyb Galeysa Shirka Waxbarashda Dalka

Wufuud Ka Qeyb Galeysa Shirka Waxbarashda Dalka

jiinka June 16, 2013 Comments Off

Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala socda maamulladda Galmudug,Puntland iyo kuwo kale oo ka yimid dalka dibadiisa ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho.   Ergadan ayaa waxa ay ka qeyb gali doonaan

Read More »
Shirka Kambala Oo Looga Hadlayo Sinnaanta & Arrimaha Jinsiga

Shirka Kambala Oo Looga Hadlayo Sinnaanta & Arrimaha Jinsiga

jiinka June 16, 2013 Comments Off

Magaalada Kambala ee xarunta wadanka Ugaanda ayaa waxaa ka socada shir looga hadlayo arrimha jinsiga iyo sidii horumraka wadanka kaalintooda looga siin lahaa haweenka Soomaaliyeed.   Shirkan ka dhacay magaalada Kambala ayaa looga hadlaya

Read More »
Jowhar Oo Laga Dareemayo Dhaq-DHaqaaq Ciidan

Jowhar Oo Laga Dareemayo Dhaq-DHaqaaq Ciidan

jiinka June 16, 2013 1

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhaxe ayaa Sheegaya in dhaq dhaqaayo Ciidan Maamulka gobolka sh/dhaxe uu ka wado Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/dhexe. Ciidamo Farabadan oo magaalada jowhar lagu dhex arkayo kuwa Maamulka Gobolka

Read More »
Biyo Galinta Muqdisho Oo Khartuum Lagu Soo Gab-Babeeyay

Biyo Galinta Muqdisho Oo Khartuum Lagu Soo Gab-Babeeyay

jiinka June 15, 2013 Comments Off

Aqoon iswaydaarsigaan oo ay fulintiisa iska kaashadeen Wasaarada Khayraadka Dalka ee Soomaaliya, Wasaarada Khayraadka Biyaha ee Dowladda Sudan iyo Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa waxa looga hadlay sidii loosoo bandhigi laha Istaraatiijada Biyo galineed ee

Read More »
Dagaal Ka Dhacay Degmada Jowhar Ee Gobalka SH.Dhexe

Dagaal Ka Dhacay Degmada Jowhar Ee Gobalka SH.Dhexe

jiinka June 15, 2013 2

Duleedka Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal udhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo maleeshiyo beeleed hubaysan. Waxaa la sheegayaa inuu ka dhacay Dagaalka tuulo lagu magacaabo Timire oo

Read More »
Go’aanka Qm Oo Soo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha

Go’aanka Qm Oo Soo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha

jiinka June 14, 2013 Comments Off

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku taageereen doorka dawladda ee ku aadan xasilinta dalka.  

Read More »
Hindise Sharciyeedka Oo Maanta Golaha Wasiirada Ansixiyey Saadaasha Hawada & Duulista Cirka

Hindise Sharciyeedka Oo Maanta Golaha Wasiirada Ansixiyey Saadaasha Hawada & Duulista Cirka

jiinka June 14, 2013 Comments Off

Shirka joogtada ahaa oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,   Waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna ka doodeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid

Read More »
Midowga Afrika Horumarka Ay Ka Wado Soomaaliya Oo Qm Sheegtay Inay Kala Shaqeynayso

Midowga Afrika Horumarka Ay Ka Wado Soomaaliya Oo Qm Sheegtay Inay Kala Shaqeynayso

jiinka June 14, 2013 Comments Off

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Muun oo ka hadlayay xaalada Soomaaliya ayaa sheegay in Nabadgalyada Soomaaliya ay ka qeyb qaadanayaan wadamo badan oo daris la ah Soomaaliya.   Wuxuu Banki Muun ku amaanay

Read More »
Heshiiskii IGAD Oo Loo Marayo Colaada Xalinta Kismaayo

Heshiiskii IGAD Oo Loo Marayo Colaada Xalinta Kismaayo

jiinka June 12, 2013 Comments Off

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in xalinta Colaadaha ka taagan Gobalada Jubbooyinka loo marayo heshiiskii IGAD ee ku aadanaa arimaha Jubbooyinka.   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ka hadlaye arimaha Jubbooyinka ayaa

Read More »